Bayaan kasoo baxay mujaahidiinta jamaacada Nusratul Islam Wal-muslimiin, ayaa lagu sheegay in mujaahidiintu weeraro ku beegsadeen saldhigyo iyo baro ciidan oo ay ku sugnaayeen ciidamada Riddada Maali.
Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in weerarada oo dhacay subaxnimadii maanta ay keeneen natiijada in ciidamada mujaahidiintu la wareegaan saldhigga Hombori” oo kuyaal degmada “Douentza” ee dalka Maali.
Waxay sidoo kale weeraradan ciidamada mujaahidiintu kula wareegeen laba baro Control oo kuyaal tuulooyinka Fana iyo Kaaseela oo u dhow magaalada Bomako ee caasimadda Maali, halkaas oo laga ceyriyay maleeshiyadii ku sugnaa.
Weeraradan ayaa kusoo beegmaya xilli uu dhaqan-galay go’doomin mujaahidiinta Nusratul Islaam Wal-muslimiin kusoo rogeen magaalada Bomako ee caasimadda dalka Maali.
