Ciidamada saliibiyiinta Maraykanka oo ay la socdeen kuwa murtadiinta Bangaraafta ayaa saacadihii lasoo dhaafay weeraray degmada Gamboole ee ka tirsan wilaayada islaamiga ah ee Sh/dhexe, iyagoona kasoo duulaan tagay garoonka Bilidoogle.
Wararku waxay xaqiijinayaan in marka hore ciidankan huwanta ah hoobiyaal kusoo garaaceen degmada kadib na gudaha ayey usoo galeen, iyagoona dilay tiro dad shacab ah tiro kalane nolasha ku watay, waxaa inta la hubiyay weerarka saliibiyiinta Maraykanka iyo murtazqada Danab ku shahiiday 5 ruux oo shacab ah.
Sidoo kale xoguhu waxay xaqiijinayaan in ciidamada saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa maleeshiyaadka murtadiinta Bangarafta ay gubeen guryo iyo dhismeyaal kale oo shacab lahaayeen.