Ciidamada guutada qaraxyada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada Sh/dhexe, ayaa qaraxyo gaaraya ilaa 2 qarax oo ay ka fuliyeen gudaha magaalada Jowhar la eegtay maleeshiyo ka tirsan Riddada, waxaana ku dhaawacmay qaraxaasi hal askari oo murtad ah oo lagu magacaabo Haaroole.
Dhanka kale, faahfaahin ayaa laga helay howlgal lagu dilay askari ka tirsan murtadiinta oo ciidamo ka tirsan mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Jowhar ee wilaayada Shabellada dhexe, murtadka la dilay ayaana lagu magacaabi jiray Cabdi Gaab, waxayna mujaahidiintu soo qaniimeysteen qori uu ku hubeysnaa murtadka la dilay.