Howlgal qarax ah oo galabta ciidamada Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha magaalada Jowhar ee WI Sh/dhexe, ayaa lala eegtay ciidamo isugu jiray Burundees iyo maleeshiyaad ka tirsan Riddada, kuwaasi oo ku lugeeynayey gudaha magaaladaasi.
Qaraxaasi oo Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, ayaa waxaa ku dhintay ilaa laba askari oo Burundees ah, halka ay ku dhaawacmeen saddex askari oo kale oo ka tirsan maleeshiyaadka Riddada.
Dhanka kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay dagaal culus ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta Kenya ee deegaanka Wel-mareer ee hoostaga degmada Faafi ee gobolka Gaarissa ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.