Mu’assasada Al-zallaaqah, ayaa baahisay qaybta labaad muuqaallo lagu soo bandhigayo futuuxaadka Mujaahidiinta ee Maali, waxaana qaybtan si gaar ah loogu soo qaatay weeraradii lagula wareegay magaalooyinka muhiimka ah ee Seyfaari iyo Mobti.
Muuqaalka ayaa ku billaabanaya weerarkii Mujaahidiinta Nusratul islaam ku galeen magaalada Seyfaari, halkaas oo laga saaray maleeshiyada Riddada Maali iyo ciidanka calooshood u shaqeysteyaasha Ruushka.
Wuxuu dhanka kale muuqaalku soo bandhigay weerar madaafiic ah oo lagu beegsaday ciidamo ka tirsan murtazaqada Ruushka oo ku sugnaa garoonka diyaaradaha ee magaaladan, madaafiicda ayaad arki kartaa iyagoo si toos ah ugu hoobanaya goobaha ay ku suganyihiin ciidanka Ruushka, khasaarena gaarsiinaya.
Sidoo kale filimka cusub ee ay mu’assasada Al-zallaaqah baahisay, ayaa soo bandhigaya weerarkii lagu xoreeyay magaalada muhiinka ah ee Mopti ee dhacda dalka Maali.