Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay qaybta 27-aad taxanaha muuqaallada lagu soo bandhigayo gurmadka uu guddiga Abaaraha ee Mujaahidiinta Al-shabaab abaartii lasoo dhaafay u fidiyay dadka tabaaleysan ee abaartu saameysay, waxaana si gaar ah qaybtan loogu soo qaatay gurmad laga sameeyay degmada Jilib ee wilaayada Jubbada dhexe.