Ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar culus madaafiic ku qaadeen xerada ciidamada Kufaarta Yugaandha iyo tan maleeshiyaadka murtadiinta ah kaga suganyihiin degmada Buulo-mareer ee wilaayada Sh/hoose.
Howlgalka madaafiicda ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, wuxuuna qayb ka yahay howlgallo ciidamada Mujaahidiintu maalmihii u dambeeyay ku beegsanayeen maleeshiyo murtadiin ah oo dhaqdhaqaaqyo ciidan ka waday duleedka magaaladaasi.
Dagaalladii u dambeeyay ee ka dhacay inta u dhaxaysa degmooyinka Buulo-mareer iyo Kurtunwaareey oo si wayn loogu jabiyay murtadiinta ayaa lagu dilay 10 murtad, waxaana lagu dhaawacay 3 kale halka burbur xoogan uu soo gaaray gaari Cabdi bile ah.