Howlgal qarax ah oo ay ciidamada Mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen gudaha magaalada Baladweyne, ayaa lala eegtay bar Control oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Riddada, waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray maleeshiyada murtadiinta ah.
Dhanka Banaadir, ciidamada Mujaahidiinta waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar qarax ah ku beegsadeen fariisin malayshiyaadka muratdiinta ah ku leeyihiin deeganka Weydow ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho.
Qaraxa ayaa Allah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la hubiyay ku dhaawacmay hal askari oo murtad ah, waxayna qaraxyadan qayb ka yihiin howlgallada culus ee ay ciidamada Mujaahidiintu ku beegsanayaan saliibiyiinta duullaanka ah iyo maleeshiyada Riddada.