Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Tirada Dhimashada Dhulgariirkii Ku Dhuftay Vanezuela Oo Gaaray 1,400 Oo Qof.
  • Allposts
  • Warar

Tirada Dhimashada Dhulgariirkii Ku Dhuftay Vanezuela Oo Gaaray 1,400 Oo Qof.

June 28, 2026

Khasaare culus oo weli tirakoobkiisu socdo isla markaana isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur baaxad leh ayaa ka dhashay laba dhul-gariir oo aad u xooggan oo arbacadii lasoo dhaafay ku dhuftay waddanka Venezuela ee Koonfur Ameerika.

Xogihii u dambeeyey ee soo baxay ilaa waaberigii saaka oo Axad ah ayaa sheegaya in dhimashada ay ku dhowdahay 1430 ruux, iyadoo laga cabsi-qabo in tiradu ay intaasi kasii badato. Iyadoo nolol iyo geeri toona ilaa hadda aan lagu haynin dad aad u fara badan.

Sida ay wararku tibaaxayaan in ka badan 55,000 qof ayaa la la’yahay, halka burburka iyo waxyeelladu ay yihiin kuwo aad u ballaaran, iyadoo warbixinnadu ay sheegayaan in dhaawacyada ilaa hadda tirakoobkooda la xaqiijiyey ay ka badan yihiin 3,000 qof.

Malaayiin qof ayaa lasoo weriyey in aanay haysan adeegyo caafimaad isla markaana ay wajahayaan biyo la’aan iyo hoy la’aan. Iyadoo dad badan oo kalena ay ku dhibaataysan waddooyinka kuwaas oo ka baqaya dhulgariirro kale oo ka dhaca aagaggaasi, halka qaar badani ay weli ehelladoodii ka raadinayaan burburka hoostiisa.

Gobolka xiga dhinaca xeebta ee loo yaqaan La Guaira una dhow Badda Caribbean ayaa ka mid ah meelaha ugu daran ee burburku ugu xooggani uu ka dhacay. Guryo badan ayaa dumay, iyadoo dad badanna weli laga baadigoobayo burburka hoostiisa.

Caasimadda Venezuela ee Caracas oo sidoo kalena ah magaalada ugu weyn waddankaasi ayaa ka mida meelaha dhulgariirkani uu sida weyn u saameeyey, walow ay ka daran yihiin La Guaira iyo deggaannada dhaca xeebaha waqooyi.

Labadan dhul-gariir oo kala dambeeyey wax ka yar saacad, cabbirkoodana lagu kala sheegay 7.2 iyo 7.5 , ayaa nonaya mid ka mid ah masiibooyinka ugu waaweyn ee muddooyinkan dambe ku habsada Latin America, iyadoo sidoo kalena dhacdadani ay uga sii darayso dhibaatooyina dhaqaale iyo siyaasadeed oo horey-ba uga jiray gudaha Venezuela.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-01-1448-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Muxarram-1448-Hijri.

Related Stories

Khasaaraha Dhimasho Ee Toogashadii Maleeshiyada Gurguurte Ka Geysteen Tookiyo Oo Korodhay.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Dhimasho Ee Toogashadii Maleeshiyada Gurguurte Ka Geysteen Tookiyo Oo Korodhay.

August 24, 2026
Weerar Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Oo Ka Dhacay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Oo Ka Dhacay Sh/hoose.

August 24, 2026
Dhagayso Waaliga Banaadir Oo War Kasoo Saaray Dhul-boobka Gurguurte Ee Yaaqshiid.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Waaliga Banaadir Oo War Kasoo Saaray Dhul-boobka Gurguurte Ee Yaaqshiid.

August 23, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada