Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Iiraan Oo Soo Bandhigtay Xogo Ku Saabsan Dhaqdhaqaaq Yahuuddu Ka Waddo Waqooyiga Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Iiraan Oo Soo Bandhigtay Xogo Ku Saabsan Dhaqdhaqaaq Yahuuddu Ka Waddo Waqooyiga Somalia.

June 29, 2026

Wakaaladda Wararka Tasnim oo ka mid ah warbaahinta ugu saamaynta badan Iran, xiriir dhowna la leh Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran ayaa baahisay warbixin muujinaysa xogo dheeraad ah oo ku saabsan qorshayaasha dhagaraysan ee Yahuuddu ka damacsan tahay gobollada waqooyi ee Soomaaliya iyo khataraha ku gedaaman.

Warbixintu waxay sheegtay in ka hor booqashadii uu madaxa maamulka ashahaado-la-dirirka Somaliland ku tagay Qudus, ay jireen dhaqdhaqaaqyo millateri iyo kuwo amni oo maamulka Yahuuddu ka wadday gudaha Somaliland.

Sidoo kale warbixintu waxay xustay in heer hawl-gal ah uu hadda ku dhow yahay saldhig ciidan-badeed oo tan iyo 2017-kii dowladda riddada ee Imaaraadka Carabtu ay dhismihiisa ka wadday agagaarka dekedda Berbera.

Kaabeyaasha saldhigga waxaa ka mid ah ayay tiri warbixintu, dhabaha ay diyaaradahu ka kacaan oo dhererkiisu yahay 4 km, bakhaarro lagu kaydiyo rasaasta oo si adag loo dhisay, iyo nidaamyo difaac oo loo adeegsado ka hor-tagga weerarrada cirka.

Dhinacyada loo badinayo in maamulka saldhiggaasi ay la wareegaan ayay warbixintu sheegtay inay ka mid yihiin, Imaaraadka, Taliska Ciidamada Maraykanka ee AFRICOM, iyo Itoobiya oo heshiis is-afgarad la saxiixatay Somaliland si ay marin uga hesho badda.

Warbaahinta Iran ee Tasnim waxa kale oo ay carabowday in sawirro laga qaaday dhinaca hawada sare ay muujiyeen in saldhiggani uu qaabili karo gujisyada Yahuudda, gaar ahaan nooca loo yaqaan Dolphin, kuwaas oo laf-dhabar u ah saddex-geesoodka awoodda Nukliyeerka ee Sahaayinada.

Ilo amni oo Tasnim ay soo xigatay ayaa sheegaya in gujisyada Yahuudda ee Dolphin ay sidoo kale ku hubaysan yihiin gantaallada riddada dheer iyo kuwa ballistic-ga, kuwaas oo sida la sheegay gaari kara masaafo dhan 1,000 km.

Wakaaladda Wararka ee Tasnim iyadoo arrintan ka hadlaysa waxay tiri “Dhab ahaantii, joogitaanka ciidamada badda ee Yahuudda ee Somaliland iyo diyaarinta dekedda Berbera si ay u qaabbisho gujisyada Dolphin waa qayb ka mid ah xiriir istaraatiiji ah oo ay ku lug leeyihiin Imaaraadka Carabta, Itoobiya iyo Maraykanka.”

Warbixintan ayaa kusoo aadaysa xilli uu sii xoogaysanayo xiriirka maamullada Hargeysa iyo Talaabiib, isla markaana heshiisyo amni oo hor leh ay dhawaan kala saxiixdeen, iyadoo horey-na loo xaqiijiyey in Yahuuddu ay saldhig millateri ka samaysatay gudaha deggaannada uu ka arrimiyo maamulka ashahaado-la-dirirka Somaliland.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-01-1448-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Muxarram-1448-Hijri.

Related Stories

Khasaaraha Dhimasho Ee Toogashadii Maleeshiyada Gurguurte Ka Geysteen Tookiyo Oo Korodhay.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Dhimasho Ee Toogashadii Maleeshiyada Gurguurte Ka Geysteen Tookiyo Oo Korodhay.

August 24, 2026
Weerar Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Oo Ka Dhacay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Oo Ka Dhacay Sh/hoose.

August 24, 2026
Dhagayso Waaliga Banaadir Oo War Kasoo Saaray Dhul-boobka Gurguurte Ee Yaaqshiid.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Waaliga Banaadir Oo War Kasoo Saaray Dhul-boobka Gurguurte Ee Yaaqshiid.

August 23, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada