Howlgal ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Baladweyne ayaa lagu dilay askari murtad ah oo ka tirsanaa sirdoonka kooxda Riddada, waxaa sidoo kale howlgalkaas lagu dhaawacay sarkaal murtad ah oo lagu magacaabo Xasan Madoobe.
Sidoo kale qarax Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha magaalada Buulaburde ayaa lala eegtay bar control oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Riddada.
Dhanka Baay, howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Bardaale ayaa lala eegtay isku imaatin ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Riddada, waxaana jira khasaaro gaaray murtadiinta.
Dhanka Banaadir, Qarax ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Tabeellaha sheekh Ibraahim ee duleedka magaalada Muqdisho, ayaa lala eegtay goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Riddada, gaar ahaan kuwa Boolis Militaaro, waxaana ku dhaawacmay qaraxaasi laba askari.
Sidoo kale, ciidamada Mujaahidiintu waxaay weerar ku qaadeen xerada ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya kaga suganyihiin degmada Waajid ee Bakool, weerarka ayaa dhacay xilli halkaasi ay ka dageysay diyaarad sahay u siday xabashida Itoobiya.
Dhanka Gedo, ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada maleeshiyaadka murtadiinta ee WFP ee degmada Garbahaarey, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.