Xogo faahfaahsan, ayaa kasoo baxaya weerar kammiin ah oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiintu ay u dhigeen kolonyo ciidamo saliibiyiin Kenyan ah oo ku socdaalayay duleedka degmada Dhadhaab ee gobolka Gaarissa ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.
Weerarkan dhabba-galka ah oo Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyya, ayaa inta la xaqiijiyay waxaa lagu dilay ugu yaraan 3 askari oo saliibiyiin Kenyan ah iyo askari murtad Soomaali ah oo kolanyada la socday, halka sidoo kalena lagu dhaawacay 9 askari kale oo Kufaarta Kenya ah.
Dhanka kale, Qarax ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhaba, ayaa lala eegtay isbaaro u tiillay maleeshiyaad ka tirsan Riddada, waxaana lagu dilay hal askari oo murtad ah, mid kalena dhaawac garaab ah ayaa soo gaaray.
Sh/hoose,ciidamada Mujaahidiintu waxay maanta qaraxyo la beegsadeen kolonyo ciidamo ah oo ka tirsan Kufaarta Afrikaanta, gaar ahaan kuwa Yugaadha oo ku socdaalayay inta u dhaxaysa deegaanada Buufow iyo Ceelwareegow ee Sh/hoose, waxaana qaraxyadu haleeleen laba gaari oo kala ah Taw iyo mid xamuul ah, waxeeylo xoogan ayaana gaartay.
Waxaa xusid mudan in diyaarada Helicobtar ah ay goobta soo caga dhigatay, waxayna halkaas ka daabuleen maydadka iyo dhaawacyada ciidamada Kufaarta Afrikaanta.