Ciidamada Mujaahidiintu waxay dagaal ku qaadeen xerada ciidamada Kufaarta Kenya ku leeyihiin deegaanka Ceel-raamo ee hoostaga degmada Kutulow ee gobolka Mandheera ee ku hoosjira gumeysiga Saliibiyiinta Kenya.
Dhanka kale, howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhaba ayaa lala eegtay fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Riddada, waxaana ku dhintay qaraxaasi 4 askari oo murtadiin ah, halka 4 kalena ay ku dhaawacmeen.
Sidoo kale. qarax ay Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Buulaburde ayaa lala eegtay bar control oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Riddada gaar ahaan kuwa NISA, waxaana qaraxaasi ku dhintay 2 askari, 2 kalana waa ay ku dhaawacmeen.