Ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay weerareen isbaaro maleeshiyaadka murtadiinta ah u tiillay deegaanka Goof-gaduud Buurey ee hoostaga magaalada Baydhaba, waxaana weerarkaas inta la hubiyay lagu dilay 2 askari oo murtadiin ah.
Weerarkan lagu qaaday isbaarada maleeshiyaadka murtadiinta, waxay sidoo kale ciidamada Mujaahidiintu kusoo qaniimeysteen laba qori oo AK47 ah iyo booshashkooda.
Sidoo kale, howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Jannaale ee wilaayada Sh/hoose, ayaa lala eegtay ciidamo lug ah oo ka tirsan kuffaarta Yugaandha, laba askari ayaana ku dhaawacantay.
Dhanka kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen saldhigga ciidamada Kufaarta Kenya ee deegaanka 50 ee hoostaga degmada Qorof Xaraar ee gobolka Wajeer ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.