Mu’assasada Al-kataa’ib, ayaa baahiyay qaybta 2-aad sawirrada xaflad heer sare ah oo lagu soo bandhigtay barnaamij ay qabatay Jamciyada Qur’aanka Kariimka, kaasi oo loogu magacdaray “Qurratu Ceyn” kaasi oo shahaadooyin lagu guddoonsiiyey in ka badan 133 arday xufaad ah oo ka qalin jabisay dugsiyada qur’aanka kariimka, waxay sawirradan soo bandhigayaan xafadda loo dhigay xufaadda degmada Jilib ee wilaayada islaamiga Jubbada dhexe.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.

























