Dagaallo culus oo toos ah oo ay barbar socdeen qaraxyo ayaa maanta waxay ciidamada Mujaahidiintu ku qaadeen xero maleeshiyaadka Riddada ay ku lahaayeen afaafka hore ee deegaanka Teedaan ee wilaayada Hiiraan.
Ilo wareedyo xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay in dagaalladii maanta dhacay lagu dilay in ka badan 10 murtadiin ah, halka lagu dhaawacay in ka badan 20 kale, waxaana jira gaadiid dagaal oo Riddada looga gubay dagaalladii maanta dhacay.
Halkan Ka Dhagayso Faahfaahin Dheeraad Ah.
La soco wixii soo kordha, kuna soo biir barteenna Telegram👉 https://t.me/+sKIg9zjdWQBhYTdk