Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 45 Askari Oo Dhimasho & Dhaawac Ku Noqday Weerar Xuutiyiintu Ka Fuliyeen Yemen.
  • Allposts
  • Warar

45 Askari Oo Dhimasho & Dhaawac Ku Noqday Weerar Xuutiyiintu Ka Fuliyeen Yemen.

August 6, 2026

Ugu yaraan 30 askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda daba-dhilifka ah ee dalka Yemen ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen weerarro maanta ay kooxda shiicada ah ee Xuutiyiintu ku qaadeen saldhigyo ciidan oo ku yaalla bartamaha Yemen.

Ilo ka tirsan dowladda ayaa sheegay in gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn lagu weeraray dhowr saldhig oo ay maamulaan Ciidamada Gurmadka Degdegga ah kuwaas oo ku yaalla deegaanka Al-Ruweyk ee gobolka Ma’rib iyo deegaanka Al-Cabr ee gobolka Xadramowt.

Wasiirka Caafimaadka Yemen, Qaasim Baxiibax, ayaa cambaareeyay weerarkan, isagoo sheegay in ujeeddadiisu ahayd in lagu wiiqo amniga iyo xasilloonida dalka. Hase yeeshee, ma uusan shaacin tirada rasmiga ah ee dhimashada ama dhaawaca ka dhashay duqayntaasi.

Afhayeenka militariga Xuutiyiinta Yaxya Sariic, ayaa sheegay in ay beegsadeen ciidan fara badan oo Sacuudiyaan ah oo lagu ururiyey saldhigyadaasi. Waxaanu intaas ku daray in hawl-galladaasi ay u adeegsadeen gantaallo iyo diyaarado Drones ah isla markaana sababeen boqollaal khasaare ah.

Weeraradan maanta lagu qaaday xeryaha ciidamada oo sidoo kale ay ku dhaawacmeen ugu yaraan 15 askari, ayaa la sheegay in ay yihiin kuwii ugu dhimashada badnaa ee dalkaas ka dhaca sannado badan.

Dagaallada Yemen ee u dhexeeya Xuutiyiinta ay taageerto Iran iyo ciidamada dowladda daba-dhilifka ah ee Sacuudigu uu taageero ayaa toddobaadyadii u dambeeyay sii xoogaystay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -23-02-1448 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -24-02-1448-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-04-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-04-1448-Hijri

September 21, 2026
Diyaarad Drone Ah Oo Gaari Gargaar Siday Ku Duqeysay Gobolka Tigrey.
  • Allposts
  • Warar

Diyaarad Drone Ah Oo Gaari Gargaar Siday Ku Duqeysay Gobolka Tigrey.

September 21, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -10-04-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -10-04-1448 Hijri.

September 21, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada