Ciidamada Mujaahidiintu waxay qarax culus la beegsadeen gaari BG-ah oo ay ka buuxeen maleeshiyo murtadiin ah oo kasoo baxay degmada Awdheegle kuna sii jeeday deegaanka Mubaarak ee isla Sh/hoose, halkaas oo ay ku go’een maleeshiyada Riddada.
Ilo wareedyo xog-ogaal ah, ayaa xaqiijiyay in qaraxaasi ay Allaah fadligiis ku dhinteen ugu yaraan 16 murtadiin ah, halka dhaawacana uu yahay 26 murtad oo uu ku jiro sarkaal taliye Horin ah oo lagu magacaabo Cali Ibraahim
Qaraxa BG-ga kadib waxay Mujaahidiintu qarxiyeen mid ka mid ah laba mooto oo gurmad usoo ahaa maleeshiyada Riddada ee qaraxa koowaad ku dhamaaday, waxayna mootada qaraxu haleelay kasoo baxay deegaanka Mubaarak, qaraxa labaad waxaa inta la hubiyay ku dhintay 4 murtad, 6 kalena way ku dhaawacmeen.
Gaariga BG-ga ah iyo mootada dhug-dhugleyda ah ee la qarxiyay goobta ayay ku burbureen, waana mid ka mid ah howlgallada lagu boqna gooyay maleeshiyada Riddada ee ay Mujaahidiintu ka wadaan wilaayaadka dalka iyo dhulalka muslimiinta ee ay Kenya xoogga ku haysato.