Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu la beegsadeen kolonyo ciidamo ah oo ka tirsan maleeshiyada Riddada ee Danab oo marayay tuulada Madax Maroodi oo u dhow saldhigga Bilidoogle.
Gaariga la qarxiyay waxaa saarnaa 7 askari, dhammaantoodna way ku halaagsameen, waxaana ka mid ah sarkaal taliye unug ah oo lagu magacaabo Axmad Cumar Cismaan, sidoo kale gaariga qaraxa lala eegtay oo Cabdibile ah ayaa goobta ku gubtay.
Dhanka kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay qarax la beegsadeen fariisin maleeshiyaadka murtadiinta ah ay kaga suganyihiin xaafadda Ciise Cabdi ee degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.
Sidoo kale, waxay Mujaahidiintu qaraxyo gaaraya ilaa laba qarax la beegsadeen kolonyo ciidamo Africaan ah oo zaad siday, kuwaasi oo marayay inta u dhaxaysa Buufow iyo Ceel-Wareegow, waxay qaraxyadaasu si gaar ah u beegsadeen ciidamo lugeynayey oo kolanyada la socday, waxaana jira khasaare soo gaaray.
Dagaal culus oo toos ah ayay dhanka kale ciidamada Mujaahidiintu ku mireen saldhigga ciidamada kuffaarta Burundi ay ku leeyihiin deegaanka Buurane, waxaana jira khasaare soo gaaray cadowga.
Sidaas oo kale waxay ciidamada Mujaahidiintu dagaal culus ugu mireen saldhiga maleeshiyaadka murtadiinta ah ay kaga suganyihiin deegaanka Sabiid ee Sh/hoose iyo sidoo kale xerada ciidamada Kufaarta Kenya ee deegaanka 50 ee hoostaga degmada Qorof Xaraar ee gobolka Wajeer ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyiinta Kenya.