Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Banaadir, Sheekh Muuse Cabdi Carraale, ayaa waraysi gaar ah oo uu caawa siiyay idaacadda islaamiga ah kaga hadlay xasuuqa iyo dhulboobka ay kooxda Riddada Soomaaliya ee uu hoggaamiyo murtad Xasan Gurguurte ka waddo degmooyinka gobolka Banaadir, gaar ahaan xaafadda Tookiyo degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
Halkan Ka Dhagayso Waraysiga Sheekh Muuse Cabdi Carraale.