Howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Afmadow ee wilaayada Jubbada hoose, ayaa lala beegsaday fariisin ay ku sugnaayeen askar iyo saraakiil ka tirsan maamulka Riddada Jubbaland, halkaas oo khasaare culus lagu gaarsiiyay saraakiil iyo maleeshiyo murtadiin ah.
Qaraxa oo Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku dhintay 3 murtad oo labo ka mid ah saraakiil ay ahaayeen, waxaana ku dhaawacmay laba kale.
Waxaanu helnay magacyada murtadinta lagu dilay qaraxaasi waxay kala yihiin, Cadbirisaaq Macalin Cabdullaahi oo ahaa taliye koox, sidoo kalena ahaa gudoomiye xaafadeed ka tirsan degmada Afmadow, Farabutow oo ahaa taliye koox, sidoo kalena ahaa gudoomiye xaafadeed ka tirsan degmada Afmadow iyo Aadan Bashiir Wardheere, oo ahaa askari.
Sidoo kale maleeshiyaadka murtadiinta lagu dhaawacay qaraxaasi waxaa kamid ah Farxaan Maxamuud Madnuur oo ah askari.