Qaraxyo iyo weerar kamiin ah oo khasaare kala duwan lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka murtadiinta ah ayaa ka kala dhacay deegaanno dhaca wilaayaadka Banaadir, Hiiraan iyo Bakool.
Qaraxa koowaad oo ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Baydhaba Yareey ee hoostaga degmada Kaxda, ayaa lala eegtay xero maleeshiyaadka murtadiinta ah ay ku sugnaayeen, waxaana jira khasaare soo gaaray Riddada.
Qaraxa labaad oo isagana ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Jalalaqsi, ayaa lala eegtay goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan murtadiinta, halkaas oo khasaare lagu gaarsiiyay murtadiinta.
Howlgalka ugu dambeeyay oo ahaa kamiin waxay ciidamada mujahidiinta u dhigeen maleeshiyo murtadiin ah o dhaq dhaqaaq ka waday duleedka dagmada Waajiid ee Bakool, waxaana weerarkan lagu dhaawacay 3 askari oo murtadiin ah, halka lagu qaniimeystay hal qori oo AK47.