Ciidamada Mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Gedo, gaar ahaan guutada qaraxyada, waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar qarax ah ka fuliyeen gudaha degmada Baladxaawo, kaasi oo lala eegtay maleeshiyaad murtadiin ah.
Howlgalka qaraxa ah oo Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, ayaa si gaar ah u beegsaday guri ay ku sugnaayeen maleeshiyo murtadiin ah, waxaana jira khasaare soo gaaray maleeshiyaadka murtadiinta ah.
Dhanka kale, ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar culus ku qaadeen xerada ciidamada kuffaarta Kenya kaga suganyihiin deegaanka Sheikh Barrow ee hoostaga degmada Lafey ee gobolka Mandheera.