Howlgal ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Jannaale, ayaa lagu dhaawacay askari dharcad ah oo ka tirsan sirdoonka kooxda Riddada Soomaaliya.
Murtadka howlgalkan lagu beegsaday ee la dhaawacay waxaa lagu magacaabaa Shooli, waxaana la xaqiijiyay in uu dhaawiciisu yahay mid garaab ah.
Weerarkan ayaa qayb ka ah howlgallada ciidan ee Mujaahidiintu ku ugaarsanayaan saraakiisha iyo maleeshiyaadka kooxda Riddada Soomaaliya, gaar ahaan kuwa NISA ee ashahaada la dirirka ah.