Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo kammiin oo laba maalin ka hor kolonyo ciidamo ah oo ka tirsan Kuffaarta Kenya loogu dhigay inta u dhaxaysa deegaannada Sheekh Xassan iyo Xayleey ee gobolka Gaarissa ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.
Howlgalkan kamiinka ah oo Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, ayaa inta la hubiyay waxaa lagu dilaay ugu yaraan 23 askari oo Kufaarta Kenya oo saraakiil ciidan ay ku jirto.
Sidoo kale waxay ciidamada Mujaahidiintu weerarkan dhabba-galka ku dhaawaceen 5 askari oo saliibiyiin Kenyaan ah, halka lagu gubay hal gaari oo Kooyal ah.