Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxay maanta weerar ku ekeeyeen saldhig ciidan oo maleeshiyaadka kooxda Riddada Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Bariire ee ee dhaca wilaayada Sh/hoose.
Sidoo kale, ciidamada Mujaahidiin waxay caawa salaaddii maqrib kaddib weerar culus ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Mubaarak ee isla Sh/hoose.
Saldhigyada weerarada ciidamada Mujaahidiinta marti-geliyay waxaa ka mid ah saldhigga maleeshiyaadka maaamulka Axmed Madoobe ee Ashahaada la dirirka ah kuleeyihiin degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo.
Sidoo kale, waxay ciidamada Mujaahidiintu maanta dagaal culus ku ekeeyeen xerada ciidamada kuffaarta Kenya kuleeyihiin deegaanka Sariiraha ee dhaca gobolka Laamu ee ku hoos jira gumeysiga Kenya.