Howlgal qarax ah oo saacadihii lasoo dhaafay Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Jowhar ee wilaayada Sh/dhexe, ayaa lala beegsaday sarkaal ka tirsan maamulka Riddada ee magaaladaasi.
Weerarka ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, sarkaalka la weeraray ayaa waxaa lagu magacaabaa Cismaan Gaab, waxaana ku dhaawacmay qaraxaasi mid ka mid ah ilaaladiisa oo lagu magacaabo, Maxamed Cismaan.
Sidoo kale, howlgal kale oo qarax ah oo ay ciidamada Mujaahidiintu maanta ka fuliyeen inta u dhaxeeysa deegaanada Balli-khadar iyo Sugurre ee duleedka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, ayaa lala eegtay gaari C/Bile ah oo ay la socdeen saraakiil iyo maleeshiyaad ka tirsan maamulka Riddada ee Puntland.
Ilo wareedyo xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay in qaraxa uu ka dhashay khasaare soo gaaray ciidanka la qarxiyay, waxayna labadan howlgal qeyb ka yihiin weerarada aka dhanka ah maleeshiyaadka iyo saaaraakiisha kooxda Riddada iyo kuwa maamul goboleedyada Ashaahada la dirirka ah.