Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Francisco Madeira “Dowlado Kamid Ah Howlgalka AMISOM Ayaa Ciidamadooda Kala Baxaya Soomaaliya inta lagu Guda Jiro 2017”
  • Allposts
  • Warar

Francisco Madeira “Dowlado Kamid Ah Howlgalka AMISOM Ayaa Ciidamadooda Kala Baxaya Soomaaliya inta lagu Guda Jiro 2017”

January 17, 2017

gaal AMISOMMas’uulka ugu sarreeya Ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in inta badan dowladaha qeybta ka ah duullaanka AMISOM ay ciidamadooda kala bixi doonaan Soomaaliya.

War uu soo saaray wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira ayuu ku sheegay in baaq degdeg ay u dirayaan beesha caalamka kaasi oo ku aaddan in ciidamada AMISOM lasoo kordhiyo.

Wakiilka Midowga Afrika wuxuu sheegay in 10,000 Askari oo katirsan Howlgalka AMISOM ay isaba bixi doonaan dalka Soomaaliya inta lagu guda jiro sanadda 2017 sidaas daraadeed ay caqabad kasoo wajahayso dagaalka ay kula jiraan Shabaabul Mujaahidiin.

 “Hoos u dhac ayaan ku imaan doona howlgalka AMISOM ee Soomaaliya sababtoo ah dowlado badan ayaa qorshaynaya in ay ciidankooda labaxaan, sidaas daraadeed beesha caalamka waxaan ka codsanaynaa in ay 9,000 Askari dheeri ah soo dirto” ayuu yiri Francisco Madeira.

Midowga Afrika wuxuu ka cabanayaa dhaqaale xumo iyo habacsanaan taasi oo xarakada Al Shabaab u suurtagelisay in ay awoodeeda ku fidiso degmooyin ay isaga baxeen ciidamada AMISOM.

Francisco Madeira ayaa carrab dhabay in dowlado hadda ciidamadoodu ku suganyihiin ay ku hanjabeen in ciidamadooda kala baxayaan Soomaaliya inta lagu gudajiro sanadda 2017.

Sidoo kale warka kasoo baxay Ururka AU ayaa lagu sheegay in AMISOM aysan awoodin ka hortagidda weerarada Xarakada Al Shabaab “Tirada Ciidamada aan haysano ma awoodaan in ay ka hortagaan weerarada Al Shabaab wayna adkaan doontaa in aan sii maamulno magaalooyin hadda gacanteena kujiro”ayaa lagu yiri warka kasoo baxay wakiilka AU ee arrimaha Somalia.

Qeylla dhaantan kasoo yeertay Francisco Madeira ayaa imaanaysa xilli lafilayo in ciidamada Itoobiya ay isaga baxaan degmooyin iyo deegaano katirsan gobollada Galguduud,Hiiraan iyo Bakool islamarkaanka Burundi ay ku hanjabtay in ciidamadeeda ay kala baxayso Soomaaliya.

Khubaro reer galbeed ah oo u kuurgala arrimaha Bariga Afrika waxay sheegayaan in waqtigan la joogo aysan Reer galbeedku awoodin bixinta dhaqaale ay kusii maalgeliyaan duullaanka Soomaaliya islamarkaana uu maranyahay jeebka ‘Deeq bixiyaasha caalamiga ah’.

Hoggaanka Xarakada Jihaadiga Al Shabaab ayaa horay u sheegay in ay sii wadayaan dagaalka inta ay ciidamada shisheeye isaga baxayaan ciidda Soomaaliya.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Ka Dhacay Degmo Ka Tirsan Gobalka Gedo.
Next: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Dhexe.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada