Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Al Shabaab: 10 Askari Ayaa Cadowga looga Dilay Dagaallo Culus Oo Ka Dhacay Duleedka Deegaanka Cammaara Ee Gobolka Mudug.
  • Allposts
  • Warar

Al Shabaab: 10 Askari Ayaa Cadowga looga Dilay Dagaallo Culus Oo Ka Dhacay Duleedka Deegaanka Cammaara Ee Gobolka Mudug.

February 14, 2017
dagaal mujaahidiinta 5165Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo culus oo maanta gelinkii dambe ka qarxay deegaanno katirsan gobolka Mudug ee bartamaha dalka Soomaaliya.
Dagaalka oo saacado badan qaatay ayaa yimid kadib markii ay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin weerar dhabagal ah u dhigeen Maleeshiyaad katirsan maamullada Galmudug iyo Puntland oo ay taageerayeen saraakiil Caddaan Mareykan ah.

War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Al Shabaab ayaa lagu sheegay in 10 askari maleeshiyaadka Cadawga looga dilay dagaalka halka tobanaan kalane looga dhaawacay.

“Dagaal ay Murtadiintu lagaleen maleeshiyaad Ashahaadda ladirir murtadiin ah oo ay taageerayaan ciidamada Saliibiyiin Mareykan ah ayaa kusoo dhammaaday duleedka deegaanka Cammaar ee wilaayada Mudug, illaah Fadligiis cadawgu waa jabay oo goobta dagaalka waxay uga carareen 5 Meyd hubkii ay wateena mujaahidiinta ayaa qaniimeystay” ayuu yiri Sarkaal u hadlay xarakada Al Shabaab oo codkiisa lagasii daayay idaacadda Andalus.

Ilo wareedyo Mas’uul ah ayaa xaqiijiyay in ciidamada huwanta ah iyagoo jabay ay dib ugu laabteen deegaanka Cammaara, dad goob joogayaal ah waxay sheegeen in ciidamada Galmudug iyo Puntland ay Cammaara geeyeen Meydadka 5 Askari.

Goobta lagu dagaallamay waxaa lagu arkay Meydadka 5 askari, ciidamo Mareykan ah oo wata gaadiid qafilan ayaa dagaalkii Cammaara ka qeyb galay iyagoona dagaal gelinayay maleeshiyaadka maamullada Galmudug iyo Puntland oo markii ugu horraysay iyagoo midaysan duullaan ku qaaday maamulka islaamiga ah ee ka arrimiya magaalada Xarardheera iyo deegaanada hoos yimaad.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in diyaaradaha qumaatiga u kaca ee dowladda Mareykanka ay shalay gelinkii dambe illaa iyo xalay ku degayeen deegaanada Cammara iyo Ceel-huur halkaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ay dhaq dhaqaaqyo melleteri ka socdeen.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Gaadiidleyda Oo Ka Cabanayo Isbaarooyin Iyo Lacago Fara Badan Oo Looga Qaado.
Next: Gaadiidka Shisheeyaha Oo Gaari Shacab Ku Jiiray Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada