Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Hadaladii Laga Jeediyay Caleymo Saarkii Farmaajo.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Hadaladii Laga Jeediyay Caleymo Saarkii Farmaajo.

February 22, 2017

Caleyma Sar Farmaajo saxWaxaa lasoo gaba gabeeyay munaasabad ballaaran oo maanta ka dhacday xarunta ciidanka Cirka Afisyooni oo qeyb ka ah garoonka diyaaradaha caalamiga magaalada Muqdisho.

Munaasabadda oo ay kasoo qeyb galeen boqolaal qof ayaa lagu caleema saaray Max’med Cabdullaahi Farmaajo madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya!.

Inta badan madaxda ciidamadoodu duullaanka gumeysi kusoo qaadeen dalka Soomaaliya ayaa kasoo qeyb galay munaasabadda lagu caleema saaray Farmaajo taasi oo marag ma doonto ka dhigaysa in hoggaamiyaha cusub ee DF-ka uu u caysanyahay shisheeyaha.

R/wasaaraha Itoobiya Haila Maryam oo khodbad kooban ka Jeediyay munaasabaddii Caleema saarka ayaa ku dheeraaday ka hadalka dagaalka Ashahaadda ladirirka ee ka socda Soomaaliya wuxuuna sheegay in dowladdiisu si adag isku barbar taagayso Xukuumadda Farmaajo.

Haila Maryam wuxuu sheegay in la dagaalanka Al Shabaab oo uu ku sifeeyay Argagaxiso ay kawada midaysanyihiin dhammaan dowladaha ciidamadoodu Soomaaliya kusoo duuleen.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa isna khudbad ka Jeediyay munaasabadda wuxuuna ku dheeraaday taageerada ay xukuumaddiisu u heyso maamulka Cusub.

Max’med Cabdullaahi Farmaajo oo isna munaasabadda soo gaba gabeeyay ayaa khudbaddiisa ku sheegay in xukuumaddiisa cusub aysan Afar sano gudahood ku xasilin Karin Soomaaliya.

Wuxuu yareeyay xiisihii ay uqabeen dadka siyaasaddiisa ladhacsan wuxuuna cod dheer ku yiri “Afar sano waxbadan kuma qaban karno sababtoo ah Soomaaliya 26 sano ayay dowlad la’aan aheyd”.

Xasan Gurguurte iyo Shariif Sheekh Axmed oo iyana khudbado ka Jeediyay munaasabadda Caleema saarka ayaa ballan qaaday in ay la shaqeyn doonaan Farmaajo.

Marka la iskusoo xooriyo nuxurka Caleema Saarka Farmaajo waxay banaanka soo dhigaysay sida dowladaha Gobolka ay ula dhacsanyihiin isbedelka cusub ee dowladda Federaalka gashay iyagoona muujiyay in ay ku qanacsanyihiin dabadhilifnimada hoggaamiyaha Dowladda Federaalka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xabaal Wadareed Ay Ku Aasanyihiin Dad la Xasuuqay Oo Laga Helay Itoobiya.
Next: Kolanyo American Iyo Kenyaati Ah Oo Lagu Weeraray Gobalka Jubbada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada