Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sheykh Cali Dheere: Xasan Keena Ama Farmaajo Keena, Dagaalku Wuu Soconayaa (Kalimad Cusub) – DHAGEYSO.
  • Allposts
  • Warar

Sheykh Cali Dheere: Xasan Keena Ama Farmaajo Keena, Dagaalku Wuu Soconayaa (Kalimad Cusub) – DHAGEYSO.

February 26, 2017

sheekh-cali-dheereIdaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay kalimad cusub oo uu jeediyay afhayeenka guud ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage taasi oo sheekha uu kaga hadlay arimo badan oo Muhiim ah.

Idaacada Andalus ayaa sidoo kale kalimadda oo maqal ah ku baahisay Webka iyo Telegramka Andalus’waxey sidoo kale Idaacadu Aaladahaasi ku baahisay qoraal ay kalimadda ka sameysay.

Halkan Ka Degso Kalimada Sheekh Cali Dheere.

Halkan Ka Dhageyso Kalimada Sheekh Cali Dheere.

Halkan Hoose Ka Akhriso Qeybo Ka Mid Ah Kalimada Sheekha oo Qoraal ah.

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheykh Cali Maxamuud Raage (Sh. Cali Dheere) ayaa kalimad cusub oo uu jeediyey kaga hadlay isbedaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay dalka Soomaaliya iyo doorashooyin ku sheeggii horaantii bishan ka dhacay dalka ee uu xukunka Ridada kula wareegay Murtad Muxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Kalimaddan oo ah tii ugu horeysay ee uu jeediyo Sheykh Cali Dheere tan iyo markii lagu dhawaaqay hogaanka cusub ee murtadiinta ayuu ku faahfaahiyey go’aanka rasmiga ah ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ka qabto dowlada cusub ee ay gaaladu u soo dhistay Soomaaliya, Isagoona sidoo kale fariimo kala duwan u diray dadka Soomaaliyeed iyo kooxda Ridada Soomaaliya.

“Kalimadan waxaan fariin ugu direynaa culimada, guud ahaan dadka Soomaaliyeed, Waalidiinta ay ilmahoodu gaalada askar u noqdeen iyo nidaamka cusub ee ay gaaladu keensatay iyo gaalada soo dirsatayba” ayuu yiri Sheykh Cali Dheere.

Kalimadan oo la dhageysan karo muddo 27 daqiiqo ah ayuu Sh. Cali Dheere fariin kulul ugu diray hogaanka cusub ee kooxda Ridada, Wuxuuna u sheegay in Mujaahidiintu aysan kala kulmi doonin wax aanan ka ahayn wixii ay kala kulmeen hogaanadii iyaga ka horeeyey.

“Waxaan u sheegeynaa kooxda murtadiinta ah ee uu Farmaajo calanka u sida in aad mari doontaa wadadii ay mareen kuwii idinka horeeyey. Laba arin midkood ayaadna noqon doontaan Insha’Allaah. Mida koowaad oo ah in aad ku baxdaan gacanta Muslimiinta iyo mida labaad oo ah in ay gaaladu idinka badal qaadato idiinkoo duleysan sida kuwii idinka horeeyey oo kale. Mab da’a gaalada kama hirgelin doontaan dhulkan ay Muslimiintu ku nool yihiin”

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sidoo kale la hadlay dowladaha reergalbeedka ee gadaal ka taagan dowladan taagta daran kuwaas oo uu u sheegay in dagaalka uu halkiisa ka sii socon doono, Islamarkaana aysan wax isbedal ah soo kordhin doonin magacyada iyo shaqsiyaat ay marba mid cusub keenayaa sii danahooda u fuliyo.

“Gaalada kuwaan soo dirsatayna waxaan ku leenahay: Ama Cabdullaahi keena, ama Shariif keena, ama Xasan Keena, ama Farmaajo Keena, ama Faarax ama Jaamac. Waxba nooma kala duwana, Ujeedka dagaalkeenana kuma xirna Shaqsiyaat ee waxay ku xiran tahay mabaa’dii. Dalkana waad isaga bixi doontaa idinkoo duleysan, kuna qasaaray wixii naf iyo maal ahaa ee aad bixiseen, Waxaana u hari doona dadkii lahaa, Diinta Allaah ayaana lagu maamuli doonaa Insha’Allaah ama jeclaada ama naca”

Sheykh Cali Dheere ayaa sidoo kale kalimadan kula hadlay dadka Soomaaliyeed kuwaas oo uu ugu baaqay in aysan ku kadsoomin shirqoolada iyo dhagaraha cadowga, Waxaana uu sheegay in maamulka cusub ee murtad Farmaajo uusan waxba ka gedisneen maamuladii ka horeeyey ee gaala raacyada ahaa.

“Ha ku sirmina dhagarta gaalada iyo gaala raacyada, waxay rabaan in ay Allaah idiinka fogeeyaan, Ibliisna idinku xiraan. Hadaad cizzi iyo sharaf rabtaan ku dhaga Islaamnimada, kana fogaada wax waliba oo Muslimnimadiina shaki gelinaya sida in aad ka qeyb qaadataan dhismaha nidaamyada Ridada ee cadowga u adeegaya xitaa haddii madax looga dhigo kuwa aad isku heyb iyo isku qabiilba tihiin sababtoo ah kuwa diinta ka baxay ee gaalada u adeegaya qaraabanimadii wuu ka baxay”

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sidoo kale yiri: “Ha ku kadsoomina hadalada beenta ah iyo beerjilicsiga ah ee Farmaajo iyo kooxdiisa. Waxba isma dhaamaan kuwa dabadhilifyada ah maxaa yeelay danta gaaladu waa hal mid muhiim-na ma ahan in shaqaaluhu Farmaajo noqdo ama Xasan noqdo. Danta gaaladuna waa dhibaateynta Muslimiinta. Gaalada waan saarayaa uu idinku beerlaxowsanayo soo ma ahan kuwii dharaar cad isagoo Ra’isul Wazaare sheeganaayo dalka ka saaray?! Maxaa u soo kordhay marka? Soo iyaga ma ahan kuwa uu leeyahay waa walaalaheen ha inoo joogaan” Ayuu yiri.

Afhayeenka ayaa sidoo kale baaq ujeediyey waalidiinta Soomaaliyeed ee caruurtooda ay ku jiraan safka cadowga Wuxuuna yiri: “Dardaaranka Saddexaad waxaa kula dardaarmeynaa Waalidiinta ay ilmahooda ku biireen safka cadowga in ay ilmahooda kula dadaalaan sidey uga badbaadin lahaayeen khasaara aduunyo iyo mid Aakhiro kana soo saaraan safka cadowga inta aysan la kulmin waxii ay la kulmeen kuwoo badan oo safka cadowga horay ugu biiray, mana u maleynayo inuu jiro waalid jacel in ilmihiisu gaala ku garab dhintaan”

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sidoo kale yiri: “Mujaahidiintuna waxaan kula dardaarmeynaa in ay wanaajiyaan ciddii Allaah u towbadkeenta oo ka mid ah kuwa murtadiinta ah, ayna baraan wixii uu Allaah baray oo xikmo iyo Iimaan ah, Laakiin ciddii ku madax adeegta waxa ay ku jiraan ee gaalnimada iyo baadinimada ah waxaa inoo dhexeeya seyf iyo waran illaa Alle uu naga kala xukminaayo”

Wuxuu sidoo kale Seekhu fariin u jeediyey culimada Muslimiinta kuwaas oo uu kula dardaarmay in aysan xaqqa qarin, Islamarkaana ay Umadda u cadeeyaan dhabaha toosan.

“Waa wada ogtihiin dalka maanta marxalada uu ku jiro iyo in gaala ay ku soo duushay Bad, Barri iyo Cerba waxaa kale oo aad ogtihiin haddii umad Muslimiin ah gaalo kusoo duusho waxa ku waajibka ah waadna ka aamusteen, weliba qaar culinimada sheeganaya ayaa gaalada u fatwoonaya una xalaaleynayo qabsashada dalka iyo gumaadka Muslimiinta. Waxaa Culimada leenahay aan nabigeyna ku dayano marxalad kasta, culeys iyo fudeydbo diinteenana yaanan u duleynin aduunyo daraadeed”

Kalimadu waxay ahayd Kalimad dheer oo sidoo kale uu ku lifaaqnaa Aayado Qur’aan ah, Axaadiith iyo Aqwaasha culimada, Waxaana ugu dambeyntii uu kula dardaaramay mujaahidiinta kuwaas oo uu ku booriyey in ay ku sabraan Jihaadka, lana sabartamaan cadowga Alle.

Xigasho Telegramka Radioandalus.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Maxey Salka Ku Heysaa Is-casilaada Cabdi Kariim Guuleed?.
Next: Dab Xoogan Oo Ka Kacay Suuqa Bakaaraha.

Related Stories

Dhagayso Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga 10-ka Dambe Ee Ramadaan Iyo Sh Fu’aad.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga 10-ka Dambe Ee Ramadaan Iyo Sh Fu’aad.

March 10, 2026
Dhagayso Xalqada 12-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xalqada 12-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.

March 9, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-09-1447-Hijri

March 9, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada