Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso+Akhriso Abwaan Cabdullaahi Soomaali Oo Gabay Ka Tiriyay Maamulka Farmaajo.
  • Allposts

Dhageyso+Akhriso Abwaan Cabdullaahi Soomaali Oo Gabay Ka Tiriyay Maamulka Farmaajo.

February 28, 2017
FarmaajoAbwaan Wariye Cabdi Llaahi Yaasiin Jaamac Soomali ayaa tiriyay gabay cusub uu kaga hadlay Maamulka daba dhilifka Farmaajo iyo sida uu Farmaajo ugu caanbaxay ka shaqeynta danaha dowlada Nasaarada Mareykanka.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Gabayga Abwaan C/llaahi Somali.

Halkan Hoose Ka Akhriso Gabayga Abwaan Soomaali.

Dulmigii la feegaaro ee feerma lagu jiido,
Naxligii la fuurshaahu waa fugan insha allaahe,
Kolkaasey awooddii fufneyd kala furmeysaaye,
Xaquna intuu sii fidoow faafka wadayaaye,
Faalka iyo dhashiikaa iyo weliba faarowga,
Falaaraa wixii loo subkoow Faahin garayaaye,
Faral iyo jihaad baa inaga fuulay dhaladeene
Fadhi nooma yaalee inaan fulina weeyaane.
Kol hadaan firin nabadahoo fiixle heli waayay,
Falastiin ilaa xamar haddii la isku feenaayo,
Firaash lagu gama’aa iyo hurdo igu filloon daaye,
Fajarkiyo aroortiyo harkii amase fiidkiiba,
Halka aan fariistaba haddii laygu fara saari,
Oonan xubin fayooboo laheyn faashad lagu duubin,
Faruuryuu haday xiran yihiin figana lay dhuujay,
Cowraday haday feytantoo la I fadeexeeyo,
Fara gelinta joogtada anoo ka fal celinaaye,
Landhan fooqyadeedii iyo ruushka furihiisa,
Waa inaan farjiiniyo gubiyo teerya faransiiska.
Intaasi fariin iyo tusmiyo faaqidaad huban dheh,
Toggi faafaneed iyo furaad oo fatahayaa dheh,
Fareejiyo nal aan kuu shidiyo fiijin iyo baaq dheh,
Adiguna fudeyd lama rabee fiiri taladeyda,
Farsamada xigtii kuu hadhaan kuu fandhaal dariye.
Ferenjiga furqaan caayiyo faajirkiyo eeyga,
Iyo feyl intii kula jiree ferenbigoodiiye,
Marki faraska loo koray dagaal ee la fadal qaaday,
Firxadkoodi aawgiisi bay fiintu oloshaaye,
Foolkaanadi janaale iyo fiiggi iyo roorki,
Kulbiyoow falkiisi iyo kala faniinkiisi,
Ceel cadde fagtii hore wixii firirsanaa meesha,
Furuntii jamaacee tigree foolka lagu diiray,
Leego wixii fuq yiiliyo qadaad faayo iyo dhoolo,
Westi geyd filinkeediyo dhiigi falaqleeyay,
Wixii meyd la fooraariyoo fuuray baad garan’e,
Ha yeeshee war baan kuu furaa aad ku faraxdaaye,
Fasalkaan waxaan maaganaa taa ka fara weyne,
Murtad iyo fircoonada wadaa fooda lays dariye,
Xaajada fudeyd iyo markii fiicni laga waayo,
Fuleynimada waa lagu yaqaan iyo fagaareyne,
Kobti ay fagtaanoo galaan faaga baa xigiye,
Insha allaah wixii aan falkiyo waa fajici uunku.
Intaasi fariin iyo tusmiyo faaqidaad huban dheh,
Toggi faafaneed iyo furaad oo fatahayaa dheh,
Fareejiyo nal aan kuu shidiyo fiijin iyo baaq dheh,
Adiguna fudeyd lama rabee fiiri taladeyda,
Farsamada xigtii kuu hadhaan kuu fandhaal dariye.
Faqla orodka faataa dhugtiyo fiira li qowl ah,
Calmaaniga fagaara la yimi faanka iyo tookha,
Faq faqdiisu waa badatiyo waa fir jarayaaye,
Falka naxiisa baan sugi iyo faashil iyo ceebe,
Ha soo fuulo geenyada ragbaa fooruhuu tegay’e.
Shareecada nin fowdiyo u qaba fin iyo boog daahay,
Ibliis furundugleyn baa arladi soo fakoocsaday’e,
fidma walaha soo fooganee faasaq iyo tuuga,
Fasaad iyo waxaa loo igmaday feyrus gaalnimo’e,
Fariidkiyo fogaan aragiyo weliba foolaadka,
Fahma qabaha waa diidayaa faalla bixiyaaye,
Fara gelin shisheeyuhu wadoow foox u shidayaaye,
Waa fanaan u heesoo kaloo una far jaawshaaye,
Shaarubada ninkaa firinayee farac maraykaana,
Fikradaha taraamuu sidaa oo fasaxayaaye,
Gobanimada uu sii fogeyn waa la soo furan’e,
Farmaajiyo intii raacda ee ficil yuhuudeed leh,
Waa in faasku gooyoo rasaas lagu faruuraaye.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Falaqeynta Walaaca Dowlada Mareykanka Ka Muujisay Kobaca Shabaabul Mujaahidiin.
Next: Askar Ka Tirsan Dowlada Federaalka Oo Lagu Weeraray Gobalka Baay,

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-Ramadaan-1447-Hijri

March 10, 2026
Ciidamo Katirsan Imaaraatka Carabta Oo Shil Diyaaradeed Ku Dhintay.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamo Katirsan Imaaraatka Carabta Oo Shil Diyaaradeed Ku Dhintay.

March 10, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 21-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 21-09-1447-Hijri.

March 10, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada