Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Oo Raashiin U Qeybisay Qoysas Abaarta Saameysay.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Oo Raashiin U Qeybisay Qoysas Abaarta Saameysay.

March 4, 2017
Raashiin Ixsaan Kadib markii qaar kamid ah degmooyinka iyo degaanada gobolka Sh/hoose saameyn ku yeesheen abaaraha, ayaa wuxuu maamulka gobolku billaabay tallaabo uu dadkaasi ugu gurmanayo oo dhowr marxaladood ka kooban.
Ugu horreyn wilaayada ayaa waxay magacawday guddi heer gobol ah oo shan xubnood ka kooban, si ay marka hore xaaladda usoo qiimeeyaan.Guddiga ayaa si degdeg ah u guda galay hawsha, isgaoo ku wareegay gobolka, siiba meelaha uu jiilaalku saameeyay, waxaana usoo baxday iney lagama maarmaan tahay in shan degmo looga hawl galo sida ugu dhaqsiyaha badan, kuwaasoo kala ah:

Baraawe, Kurtunwaarey, Qoryooley, Tooratoorow iyo Wanlaweyn, waxaana xusid mudan in guddigu ay had iyo goor dersayeen, nolosha dadka, inta ay la eg tahay baahida biyaha, xaaladda waraha, nolosha xoolaha iyo faydhowrka guud.

Qiimeyn kadib waxay gudigu war bixin kusoo celiyeen wilaayada, waxaana durbadiiba la billaabay wajiga labaad oo ah biyo dhaamis.

Biyo dhaaminta waxaa laga billaabay degaano iyo tuulooyin hoos yimaada degmada Baraawe, waxaana kamid ah: Cali Farxaane, Hiijo Maxamad, Carra-cadde, Guduudey iyo kuwa kale.

Guddiga gurmadka abaaraha ee heerka gobol ayaanu kasoo xiganay in gaari booyad ah loo cayimay degaanadaas, kaasoo maalin dhaaf dadka waraab u geeya, waxaana qorshuhu yahay in biya dhaamintan la gaarsiiyo illaa tuulada Gabagabo. Si lamid ah waxaa la gaarsiinayaa Qoryooley, Tooratoorow iyo Wanlaweyn.

Intaasi kadib wilaayada ayaa billowday wajiga sadaxaad ee gurmadka oo ah raashin qeybin maalintii shalay oo khamiis ahayd, waxaana laga billaabay Tuulada Nasrudiin oo hoos timaada degaanka Kuunyo-barrow.

Deeq isugu jirta, bur, bariis, sonkor iyo saliid ayaa loo qeybiyay 61 (lixdan iyo kow) qoys oo ah dadkii tabaaleysnaa ee ay abaartu saameynta ku yeelatay.

Qoysaska ka faa’iideystay raashin qeybinta ayaa mahad ballaaran u celiyay Allaah, kadibna maamulka islaamiga ah oo juhdi ku bixiyay sidii wax loo gaarsiin lahaa.

Maalintii shalay oo Jimco aheed ayaa degaanka Kuunyo-barrow raashin loogu qeybiyo 176 qoys oo isugu jira dad ay abaaruhu soo bara-bixiyeen iyo kuwa tabaaleysan oo degaanka ku nool.

Marka ay hawshan dhammaato, waxaa hadduu Allaah doono raashin la gaarsiin doonaa Cali Farxaane, Hiijo Maxamad iyo Tuulooyin kale. Waxaana xigi doona Haawaay, Sablaale iyo Deymaay.

Isku soo wada duuboo qoysaska ay wilaayada ugu tala gashay gurmadka ayaa waxay gaarayaa 3300, kuwaas oo qaarkood la gaarsiiyay, halka kuwa kalana ay hawshoodu socoto.

Gurmadka ay mujaahidiinta u fidinayaan walaalahood muslimiinta ah ayaa ka duwan kan hey’adaha oo ah mid xambaarsan sun, caafimaad darro iyo dhallan rog, halka mujaahidiinta lisaanu xaalkoodu yahay.

Halkan Ka Dhageyso Raashiin Qeybinta.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahino Laga Helayo Qaraxyo Ka Kala Dhacay Gobalada Gedo Iyo Shabeelada Hoose.
Next: Dhageyso Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Oo Raashiin U Qeybisay Qoysas Abaartu Saameysay.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada