Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Dhaalibaan Oo La Wareegay Dhul Baaxadweyn.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Dhaalibaan Oo La Wareegay Dhul Baaxadweyn.

March 5, 2017

imaarada islamiga Afghanistan21564Degmo kale oo ku taalla gobolka Baghlan ee dhaca waqooyiga dalka Afghanistan ayaa maalin ka hor ka baxday gacanta xukuumada dabadhilifka ah ee Kaubuul, kuna dhacday gacanta Imaarada Islaamiga, Iyadoona qabsashada degmada uu ka dhigan yahay in mujaahidiintu ay gacanta ku dhigeen dhul ballaaran oo ka tirsan gobolkaas.

Qabsashada Degmadan oo lagu magacaabo Tala Wa Barfak ayaa timid kadib markii mujaahidiintu ay iqtixaameen saldhigyadii iyo xarumihii cadowga, ayna magaalada ka saareen maleeshiyaatkii xukuumadda ee halkaasi ku sugnaa.

Degmadan ayaa dhowr bilood ku hoosjirtay go’doon aad u adag oo ay saareen mujaahidiinta.
War Saxaafadeed Rasmi ah oo ka soo baxay imaarada Islaamiga Afghanistan oo lagu baahiyey Website-ka Imaarada Islaamiga ayaa lagu sheegay in mujaahidiintu ay si buuxda ula wareegeen degmada Tala Wa Barfak oo ku taalla gobolka Baghlan, ayna qabsadeen xarunta degmada, Saldhigga Police-ka iyo dhamaan bar koontarooladii cadowga ee gudaha iyo banaanka magaalada.

 

“Mujaahidiintu waxay magaalada ku qaadeen dagaal xoogan oo dhacay xilli aroornimo ah kaas oo ugu dambeyntii ay kaga guuleysteen cadowga. Maleeshiyaat badan ayaa lagu dilay dagaalka kuwaas oo qaar ka mid ah meydadkooda ilaa hadda uu yaallo magaalada, Waxaana dagaalka ku qabanay ugu yaraan 13 ka mid ah murtadiinta” ayuu yiri sarkaal.
Saraakiil u hadashay xukuumada dabadhilifka ah ee Kaabuul ayaa dhankooda xaqiijiyey in degmada Tala Wa Barfak ay ka baxday gacantooda kadib dagaal xooggan oo halkaas ku dhexmaray ciidankooda iyo Dagaalyahan Taliban, waxayna sheegeen in askartooda ay ku jireen go’doon adag muddo bilooyinka ka hor inta aanan lasoo weerarin magaalada.
Faa’iz Maxamed oo ah gudoomiyaha degmadan ugu magacaaban xukuumada dabadhilifka ah ee Afghanistan ayaa warbaahinta maxaliga ah ee dalka u sheegay in Imaarada Islaamiga ay la wareegtay degmada degmada, kadib markii boqolaal dagaalyahano ah ay dhowrjiha ka soo weerareen magaalada.
Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa dhowrkii bilood ee la soo dhaafay hormaro balaaran ka sameeynayey gobolka Baghlan iyo gobalka deriska la ah ee Khunduz, halkaas oo guulo waa weyn ay ka soo hoyeen mudooyinkii u dambeeyey.
Qabsashada degmadan ayaa sidoo kale qeyb ka ah horumarro isbalaarin ah oo mudooyinkan ay Imaaradu ka sameyneysay meelo badan oo ka tirsan waqooyiga iyo koonfurta wadanka.

Degmadan waa tii labaad oo ay qabsadaan xoogaga Taliban muddo laba todobaad gudahiisa ah, 21-kii bishii la soo dhaafay ee February waxay mujaahidiintu qabsadeen degmo lagu magacaabo Shorabak oo ka tirsan gobalka Khandahaar ee dhaca koonfurta wadanka.
Warbixin dhawaan ay baahisay Shabakad lagu magacaabo Long War Journal ayaa lagu sheegay in Imaarada Islaamiga ay hadda ka taliso ku dhawaad 50 ka mid ah degmooyinka wadanka Afghanistan, 56 kalena lagu loolamayo oo ay isku hayaan mujaahidiinta iyo maleeshiyaatka murtadiinta.
Dhanka kale, Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa gaashaanka u daruurtay war dhawaan ka soo yeeray dowlada saliibiyadda ah ee Mareykanka kaas oo mujaahidiinta ugu baaqayey in ay qaadaan dhabaha nabadda iyo wada hadalka halkii ay ku taagnaan lahaayeen wadada dagaalka iyo hubka.
Abaanduulaha ciidamada Mareykanka ee Afghanistan gaalka lagu magacaabo John Nicholson ayaa maalma ka hor mujaahidiinta ugu baaqay in ay doortaan wadada nabadda iyo wadahadalka, ayna joojiyaan dagaalka ay kula jiraan xukuumada Kabul iyo ciidamadooda ku sugan Afghanistan.
Gaalkan ayaa hadalkan ka sheegay shirjaraa’id oo uu kaga hadlayey duqeyn ay ku beegsadeen Sheykh Mullah Cabdi Salaam oo ahaa waaligii Imaarada Islaamiga ugu magacownaa gobolka Khunduz., Waxa uu sheegay in hogaamiyahan la dilay uu ahaa hogaamiye mayal adag oo halis ku ahaa qorshaha wada hadalada ee la doonayo in xukuumada Kabul ay la furto Imaarada islaamiga Islamarkaana haddii isaga la taqalusay ay haboon tahay in markale Taliban loogu yeero miiska wada hadalka.
“Dilka Mullah Cabdi salaam waa fursad lagu keeni karo isbedal. Dadka Afghanistan waxay doonayaan Nabad, Xukuumada Kabul-na waxay balan qaaday sidii ay ugu guuleysan lahayd qorshaha nabadda iyadoo loo marayo wadada dib u heshiisiinta marka Taliban waa in ay ogaataa in wadada kaliya ee horay loogu socon karo ay tahay mida dib u heshiisiinta” ayuu yiri gaal John Nicholson.
Laakiin Imaarada Islaamiga ayaa jawaab deg deg ah ka bixisay hadalkaas ka soo yeeray dowlada Mareykanka, waxayna sheegeen in aysan joojin doonin dagaalka ilaa ciidamada saliibiyiinta ay isaga baxayaan dalka Muslimka ah ee Afghanistan, lagana soo celinayo dowlada Imaarada Islaamiga ee sharciga Islaamka ku dhaqi jirtay wadanka.
“Dadka Muslimiinta ah ee reer Afghanistan waxay idiinka aaminsan yihiin gumeyste la mid ah isla gumeystihii Ingiriiska iyo Soviet-ka ee lagula dagaalamay dhulkan, weyna idiinka saari doonaan dhulkooda sida ay uga saareen gumeystihii hore oo kale” ayaa lagu yiri War Saxaafadeed ka soo baxay Imaarada oo uu ku saxiixnaa Sheykh Dabiixullaah Al-Mujaahid.
Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri: “Istish-haadka Mullah Cabdi Salaam uma aragno qoomamo ama guuldaro ee waxaan u aragnaa sharaf iyo guul sii xoojineysa sida reer Khunduz iyo reer Afghan ugu ooman yihiin aargudasho. Waxay sidoo kale istish-haadkiisa daboolka ka qaatay kalsoonida lagu qabo mujaahidiinta iyo in uu kordhay jaceylka ay muslimiintu u qabaan Mullah Cabdi Salaam iyo walaaladiisa Waxaadna ogaataan in aan nahay qowm jecel istish-haadka iyo dilka wadada Alle si la mid ah sida aad u jeceshihiin nolosha iyo dunida liidata oo kale.
War Saxaafadeedkan ka soo baxay Sheykh Dabiixullaah Al-Mujaahid waxaa sidoo kale lagu yiri: “Haddii aadan soo gabagabeynin duulaankiina, sidoo kalena aadan aqbalin dalabaad muslimiinta waxaan idiin sheegeynaa in si qasab ah aad kaga bixi doontaan dhulkan Allaah idinkii” Waxaa bayaanka uu intaas sii raaciyey in mujaahidiintu ay sii wadi doonaan dagaalka ka dhan ah xukuumada Kabul iyo ciidamada saliibiyiinta ah ee jooga wadankaas.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xildhibaan Lagu Dilay Magaalada Qandahaar.
Next: Akhriso Hogaanka Guud Ee Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Ka Tacziyeeyay Istish-haadka Abil-kheyr Al-misri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 27-07-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 27-07-1447H.

January 16, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-07-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-07-1447 Hijri.

January 16, 2026
Mareykanka Oo Labaxay Safiirkiisii Soomaaliya Soona Magacaabay Kusime.
  • Allposts
  • Warar

Mareykanka Oo Labaxay Safiirkiisii Soomaaliya Soona Magacaabay Kusime.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026

Sawirro

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada