Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Askarta Dowlada Federaalka Oo Dil Iyo Dhac U Geystay Barakacayaal Shuban Biyood Soo Ritay.
  • Allposts
  • Warar

Askarta Dowlada Federaalka Oo Dil Iyo Dhac U Geystay Barakacayaal Shuban Biyood Soo Ritay.

March 18, 2017

Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in maleeshiyaadka DF-ka ay weerar ku qaadeen deegaan 40 KM dhanka Koonfur galbeed uga beegan magaalada Baydhabo halkaasi oo lagu karaantiilo dadka uu soo rito cudurka shubanka.

Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka xarunta caafimaadka Tuulada (hagarka) ayaa weerar hubeysan kala kulantay ciidamada dowladda Federaalka oo ka amba baxay magaalada Baydhabo.

Ciidamada ayaa rasaas oodda uga qaaday xarun caafimaad oo xilligaasi ay jiifeen tobaneeyo qof oo la ildaran cudurka shubanka, qof bukaan ah oo xilligaasi la jiifay cudurka shubanka ayaa ku dhintay weerarka halka laba dumarka ay dhaawacyo kasoo gaareen weerarkii ay ciidamadu ku qaadeen xarunta caafimaadka (hagarka).

Wararka ayaa intaasi ku daraya in maleeshiyaadka DF-ka ay deegaanka ka qafaasheen macalin dugsi qur’aan oo qudhiisa ay dhaawac ka gaarsiiyeen qeybaha hoose ee jirka.

Dadka deegaanka ayaa layaabay heerka ay gaarsiisantahay cadaawadda maleeshiyaadkan oo ay ka badbaadi waayeen dadka la dhibaataysan cudurka shubanka, waxgaradka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in tuulada (hagarka) ay xarakada Al Shabaab ka furtay isbitaal si KMG ah loogu karaantiilo dadka uu cudurka shubanka soo rito soo loo xakameeyo faafidda cudurkan dilaaga ah balse maleeshiyaadkan Itoobiya soo tababartay ay sii dhameystireen dadkii la dhibanaa diifta ka dhalatay abaaraha.

Dhinaca kale wararka laga helayo degmada Bardaale ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan oo taabacsan DF-ka ay weerar ku qaadeen deegaan xilligaasi gargaar loogu fidinayay dad la tabaalaysan abaaraha.

Tuuladaa Beled Xaawo oo qiyaastii 20 KM ujirta degmada Bardaale ayay maleeshiyaadku weerareen goob ay ku sugnaayeen dad barakacayaal ah.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in maleeshiyaadka DF-ka ay isku dayeen in ay boobaan gooba ganacsi iyo raashin xilligaasi loo qeybinayay dadka tabaalaysan balse waxaa gurmad ahaan ugaaray deegaanka Beled Xaawo ciidamo katirsan xarakada Al Shabaab kuwaasi oo markii dambe dagaal culus lagalay maleeshiyaadka maamulka Koonfur Galbeed ee Bardaale kasoo duullaan tagay.

Dad ku sugan gobollada Bay iyo Bakool ayaa sheegay in maleeshiyaadka Itoobiya soo tababartay ay wadaan olole ay ku carqaladaynayaan ugurmashada dadka abaaruhu saameeyeen balse Al Shabaab ayaa sheegtay in tallaab adag ay ka qaadi doonto dhinacyadaasi cadawga nolol diidka ah ee xasuuqaya dadka abaaruhu halakeeyeen.

Arrintan waxay calaamatu su’aal saaraysaa run ahaashiyaha sheegashada madaxda Dowladda Federaalka ee ah in ay gurmad u fidinayso dadka abaartu feenatay ee dalka Soomaaliya mar haddii ciidankeedii xasuuqayaan bukaanada cudurka shubanku soo ritay islamarkaana ay boobayaan raashinka loo qeybinayo Barakacayaasha.

Xigasho Somalimemo.net

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Sheekh Abuu Muscab Cabdul Waduud Oo Bogaadiyay Midowga Jamaacaatka Jihaadiga Mandiqadda Saxaraha.
Next: Dagaal Iyo Kamiin Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada