Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso+Akhriso: Shabaabul Mujaahidiin Oo Digniin Ka Soo Saaray Dalladaha Waxbarasho Ee Faafiya Dhaqanada Reer Galbeedka.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso+Akhriso: Shabaabul Mujaahidiin Oo Digniin Ka Soo Saaray Dalladaha Waxbarasho Ee Faafiya Dhaqanada Reer Galbeedka.

April 19, 2017

Kalimad la dhageysan karo muddo 26 daqiiqo ah oo uu kaga hadlayey duulaanka xagga Maskaxda ah ee gaaladu ay ku soo qaaday waxbarashada Islaamiga ah ayuu Sheykh Cali Maxamuud Raage, Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku sheegay in ubadka soo koraya ee Muslimiinta uu maanta wajahayo duulaan xagga Maskaxda ah oo lagula dagaalamayo diintooda, sharaftooda iyo Akhlaaqdooda wanaagsan.

Sheykh Cali Dheere –Xafidahullaah- ayaa waalidiinta Soomaaliyeed siiyey talooyin iyo tusmooyin dhowr ah oo ku saabsan tarbiyada ubadka iyo waxbarashadooda, Wuxuuna kula taliyey in caruurta marka ay gaaraan xilliga waxbarashada la geeyo Madaraso Islaami ah, loona dhiibo Macalimiin diintooda iyo Akhlaaqdoodu wanaagsan tahay oo uu ka muuqdo dhaqanka Kitaabka iyo sunada, Wuxuuna dhanka kale kaga digay Iskuulada iyo jamacadaha u adeegaya danaha gaalada.

“Hadaba Waalidiinta Muslimiinta waxaan ugu naseexeynaynaa –Waalidiinta Soomaaliyeed si gaar ah- in ay ka digtoonaadaan iskuulada ama madaarista iyo jaamicaatka u adeegaya danaha gaalada iyo gaala raacyada ee la rabo in jiilka soo koraya looga fogeeya tacliinta Islaamka iyo ku dhaqanka shareecada islaamka, Lagana dhigo kuwa gaalada Jecel hadafkoodana uu yahay shahwadooda iyo waxa ay cunaan oo kaliya. Iskuuladaas iyo jaamicaatkaas waa dagaal ay gaaladu ku soo qaaday dunida Muslimka ah Muddo hore, ayna gaaladu u aragtay in uu yahay dagaal lagu guuleystay oo uga dhib yar midka xabadda maadama uu xaqiijinayo hadafka ay rabaan” ayuu yiri.

Isagoo hadalkiisa sii wata, ayuu Sheykh Cali Dheere Allaha Xifdiyee tilmaamay in Shirar badan oo gaaladu ay qabteen iyo daraasaad ay faafiyeen hay’adaha gaaleysiinta u qaabilsan reergalbeedka ay cadeynayaa in gaaladu ay Ubadka Muslimiinta ku beereen dhaqanadooda iyo diintooda, kana fogeeyeen tacliintooda taasna ay keentay in jiilka Muslimiinta ay ka tagaan Akhlaaqdooda wanaagsan iyo barashada diintooda, ayna ku mashquulaan waxbarashada iyo dhaqanada reergalbeedka.

Wuxuu si gaar ah farta ugu fiiqay iskuulada iyo jamaacadaha faafiya tacliinta gaalada kuwaas oo uu tilmaamay in Ubadka ay kala dagaalamaan diintooda, sidoo kalena faafiyaan dhaqanada reergalbeedka. Wuxuu tiriyey ugu yaraan shan qodob oo uu xusay in ay ka mid yihiin calaamadaha lagu yaqaano Iskuuladaas iyo jamaacadahaas
“Calaamadaha lagu yaqaano iskuuladaas iyo jaamacadahaas waxaa ka mid ah: waxay ku dadaalaan luuqadaha Ajinabiga, waxayna la dagaalamaan Luuqadda carabiga waayo luuqad kasta waxay wadataa tarbiyadeeda, luuqadda carabiguna waa luuqadda diinta Islaamka, Waa luuqadda Nabigeena, Waa luuqadda Kitaabkeena, ugu dambeyna waa luuqadda Ahlu-Jannaha sidaas darteed ayaana Muslimiinta looga fogeynayaa, luuqadaha ajinabigana loo jecleysiinayaa wax kasta oo marmarsiyo looga dhigaba” ayuu yiri.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sidoo kale yiri: “Waxay ardaydooda ku xiraan islamarkaana ay jecleysiiyaan gaalada iyo wadamadooda iyagoo u amaanaya dhaqamada gaalada, siyaasadooda, aqoontooda, hormarkooda, Ugana sheekeeya taariikhdooda iyo dadkoodii magaca lahaa si ardayga qalbigiisa halkaa loogu xiro, dhanka kalena waxaa laga qarinayaa ama loo suurad xumeynayaa Islaamka iyo taariikhdiisa si ardayga loo tuso wax aanan micno lahayn”

Wuxuu sheegay in arintan ay keentay dhibaatooyin badan oo ay ka mid tahay aafada Tahriibka sababtoo ah waxaa dhalinyaradii loo amaanay buu yiri dhulalka gaalada, hormarkooda iyo dhaqanadooda taas oo keentay in ay badaha ku yaacaan. Waxay sidoo kale keentay buu yiri in ay yaraato aqoonta ay u leeyihiin diintooda dhan cibaado iyo dhan akhlaaqba.

“Iskuulada iyo jamaacaatka noocaas ah waa kuwa ugu badan ee maanta dalkeena ka jira waayo intooda badan waxay ku xiran yihiin hay’ado iyo ururo ajnabi ah oo u adeega danaha gaalada sidoo kalena waa tacliinta ay u sacnineyso dowlada ridada, sidaas darteed waa inaan aad iyo aad uga fiirsanaa cidda aan ku aamineyno tarbiyada ubadkeena”

Qeybaha dambe ee Kalimadda, wuxuu Sheykhu fariin adag ugu diray Dalladaha waxbarasho, Ururada, Mu’assaatka iyo shaqsiyaatka ka shaqeeya howlaha waxbarashada ee faafiya dhaqanada reergalbeedka kuwaas oo ugu baaqay in ay ka joogsadaan garabsiinta ay gaaladu ku garab siinayaan fasahaadinta Akhlaaqda ubadka, Qofkii arinkaas ku sii dhiirada uu wajihi doono cawaaqibteeda.

“Waxaan uga digeynaa Daladaha, Ururuada, Mu’asasaatka iyo shaqsiyaatka ku howlan fulinta ajandayaasha gaalada iyo gaala-raacyada in ay ka waantoobaan howshaas, ayna joojiyaan manaahijta qaloocan ee u adeegeysa rabitaanka gaalada iyo gaala-raacyada, ayna ogaadaan in howsha ay ku jiraan ay tahay garab siin ay gaaladu ku garabsiinayaan gaaleysiinta ubadka Muslimiinta, taasna ay ka dhalaneyso in diinta laga baxo waa haddii ay Muslimiin ahaayeen, Haddii ay ogaal gaaladu ku garab siinayeena ha ogaadaan in ay dagaal kula jiraan Muslimiinta, ayna waxba ka duwaneyn gaalada soo duushay, dadka Muslimiinta ahna ha ogaadaan in cidii iyadoo howshaas ku jirta ay wax ku soo gaaraan aanan la dulminin balse ay iyadu dagaal cad ay gashay”

Ugu dambeyntii wuxuu Sheykhu hadalkiisa soo gabagabeeyey: “Waxaan u mahadcelineynaa cid kasta oo hagaajisay tarbiyada ubadkeena, iyo ruux waliba oo ka qeyb qaatay faafinta shareecada Raxmaanka iyo qof waliba oo jecel in shareecada Allaah koonkan lagu maamulo, Waxaana dhamaantood ku leenahay Jazaakumullaahu Kheyral Jazaa”.

Halkan Ka Dhageyso Kalimadda Sheekh Cali Dheere.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Waaliga Gobalka Baglaan Oo Shihiiday.
Next: Xiisad Ka Taagan Buulo-burte Iyo Askari Jabuutiyaan Ah Oo Lagu Dilay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-Ramadaan-1447-Hijri

March 10, 2026
Ciidamo Katirsan Imaaraatka Carabta Oo Shil Diyaaradeed Ku Dhintay.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamo Katirsan Imaaraatka Carabta Oo Shil Diyaaradeed Ku Dhintay.

March 10, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 21-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 21-09-1447-Hijri.

March 10, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada