Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Xakiimul Ummah Sheekh Ayman Al-dawaahiri Oo Jeediyay Kalimad Ku Wajahan Shaam.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Xakiimul Ummah Sheekh Ayman Al-dawaahiri Oo Jeediyay Kalimad Ku Wajahan Shaam.

April 24, 2017

Kalimad maqal ah oo uu jeediyay Amiirka guud ee Mujaahidiinta Al Qaacidda Sheekh Dr. Aymen Al Dawaahiri Allaah ha dhowree ayuu uga hadlay arimo muhiim ah oo khuseeya dhulka Shaam.

Kalimadda oo ay faafisay mu’asasada Al-saxaab oo ah garabka warbaahineed Al Qaacidda ayaa diiradda saaraysa dagaalka Suuriya ka socda iyo waxa la gudboon shacabka Muslimiinta.

Al-Dawaahiri ayaa Jamaacaadka Jihaadiga ugu baaqay in dagaalkooda ay urogaan mid ku dhufo oo ka dhaqaaq ah islamarkaana aysan waqti isaga lumin difaacashada magaalo iyadoo cadowgu uu leeyahay awood uu dib ugusoo ceshado dhulkii uu lumiyay.

Wuxuu sheegay in dagaalka gorillaha loo yaqaan ama Xarbul Cisaabaad uu yahay midka kaliya ee lagu dhiig bixin karo awoodda Nidaamka Nuseyriga ah kadibna uu si fudud ku burburi doono.

Al Qaacidda khibrad dheer uleh la dagaalanka reergalbeedka iyo xulufadiisa ayaa Mujaahidiinta Shaam uga digtay in ay ku dagmaan dabinka loo dhigayo jihaadka shaam sida abuurista isbahasiyo qowmiyadeed oo dhabaha saxda ah looga leexinayo halganka diiniga ah.

Sheekh Aymen ayaa tusaale usoo qaatay in halku dhigyada ah Suuriya Suuriyiinta ayaa ah ama Shaam Shaamiyiinta ayaa leh ay yihiin kuwa khilaafsan shareecada Islaamka islamarkaana Shaam ay muslimiintu wada leeyihiin wuxuuna ku tirtirsiiyay muslimiinta Suuriya in ay la midoobaan mujaahidiinta ayna iska ilaaliyaan kuwo uu lameel dhigay Abuu Righaal Ninkii Abraha ku hoggaamiyay duullaankii Kacbada.

Talooyinkan dhaxalgalka ah ee ka yimid Hoggaanka Al Qaacidda ayaa kusoo aadaya waqti dowladaha reergalbeed iyo Turkiga ay dibadda ka abaabulayaan wadahadallo lagu midaynayo Bishaar Al-asad iyo kooxaha Mucaaradka dhax dhaxaadka ah.

Halkan ka degso Kalimadda Al Dawaahiri MP3

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Odayaasha Dhaqanka Gobalka Sh/dhexe Oo Gurmad Gaarsiiyay Ceelbuur.
Next: Cali Afweyne Oo Lagu Dilay Degmada Hurwaa.

Related Stories

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.

June 16, 2026
Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada