Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan Siddeetan Ruux Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Ingariiska.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan Siddeetan Ruux Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Ingariiska.

May 23, 2017

Weerar culus oo u muuqday mid si aad ah loo soo qorsheeyey ayaa lagu qaaday magaalada Mancherster ee wuqooyiga magaalada London caasimadda wadanka Ingiriiska, kaas oo lagu dilay laguna dhaawacay tobanaan ruux oo kasoo jeeda dalka Ingiriiska.

Warbaahinta Ingiriiska ayaa sheegaya  in qof hubeysan islamarkaana watay suunka walxaha qarxa uu gudaha u galay hool uu ka socday Xaflad iyo Miyuusug oo ku  yaala magaalada Macnchester.

Ugu yaraan 19 Ruux ayaa geeriyootay, halka 60 kalena ay dhaawacyihiin, waxaana la filayaa in dhimashadu ay sii kororto maadaama ay jiraan dhaawacyo halis ah oo yaala goobaha Caafimaadka.
War kasoo baxay dowladda Ingiriiska waxaa lagu sheegay in weerarkan uu yahay weerar “Argagaxiso oo argagax badan”, waxaana haweeneyda Ra’iiisul wasaaarada ka ah dalka Ingiriiska Trezy May ay tacsi u dirtay Ahallada dadka lagu gumaaday weerarkaas.

Ciidamada Booliisku waxay sheegeen in khuburo ku takhasusay walxaha qarxa ay kala fur fureen walxo qarxa oo la dhigay goobta ay xafladu ka socotay.

Sawirro iyo muuqaallo laga soo qaaday weerarka Mancshester waxay muujinayaan awoodda uu lahaa qaraxa la adeegsaday, iyadoona Goob joogayaasha qaar ay sheegeen in rasaas nool nool uu adeegsanayay qofka weerarka soo qaaday.

Haweeney ku jirtay hoolka uu Qaraxu ka dhacay ayaa iyadooo shocksan oo la hadleysya warbaahinta waxay shaaca ka qaaday iney jiraan dhimasho iyo dhaawac badan, balse iyadu ay nasiib lahayd soona badbaadey.

Waa weerarkii ugu khasaaraha badnaa ee dhawaantan ka dhaca dalka Ingiriiska, waxaana uu kusoo aadaya iyadoo dhawaan hogaamiye sare oo katirsan Al-Qaacida uu kaligii duulayaasha ku dhaqan wadamada Reer galbeedka uu ugu baaqay iney qaadana weeraro xoogan, waxana sidoo kale uu imaanaya iyadoo dowladda Ingiriiska ay mudooyinkii ugu dambeysay  sheegeysay iney sare u qaaday heeganka dhanka amniga ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Kudhawaad 10 Askari Oo Lagu Dilay Duleedka Bardaale.
Next: Dhageyso Darsiga Afaraad Sidee Kusoo Dhaweynaa Ramadaan.

Related Stories

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.

June 16, 2026
Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada