Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Warbixin: Shariif Sakiin Oo Shirkadda Sumcadda Xun Ee BlackWater Heshiis Dhanka Amniga Ah La Galay.
  • Allposts
  • Warar

Warbixin: Shariif Sakiin Oo Shirkadda Sumcadda Xun Ee BlackWater Heshiis Dhanka Amniga Ah La Galay.

June 24, 2017

Shirkad ay leeyihiin Calooshood u shaqeystayaal Mareykan ah oo caan ku ah xasuuqa shacabka muslimiinta ayaa ku dhawaaqday in heshiis dhanka amniga ah ay lagashay maamul dabadhilif u ah Itoobiya oo kajira Koonfurta dalka Soomaaliya.

Sida ay faafisay wakaaladda wararka Reuters shirkadda SFG oo horay loo oran Jiray BlacWater ayaa heshiis dhinacyo badan taabanaya lagashay maamulka isku magacaabay Koonfur galbeed ee Fahdigiisu yahay magaalada Baydhabo.

Agaasimaha BlacWater Erick Prince ayaa warbaahinta u sheegay in heshiiska ay lagaleen shariif  Xasan uu dhigayo caawinta arrimaha ammaanka, dib udhiska iyo in shirkado maalgashi ajaanib ah lagusoo jiido deegaanada uu kajiro maamulk Koonfur Galbeed isku magacaabay.

“Mashaariicda Koofurgalbeed aan ka hirgelinayno waxaa ka mid ah dhinacyada dhulka,circa iyo badda iyo weliba in ammaanka la hormariyo,”ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay shirkadda BlacWater oo ah shirkad xasuuq ka geysatay wadamo ay kamid yihiin Afghanistan iyo Ciraaq.

BlacWater oo uu madax ka yahay Jeneraal hore uga tirsanaa ciidanka Mareykanka waxaa u shaqeeya kumanaan calooshood ushaqeysataal caalamka lagasoo aruuriyay  shaqadeeduna ay tahay in ay fuliso dilal qorshaysan,qaraxyo iyo burburin si ay dhidibada ugu taagto dowlado doonayo in ay dhidibada isku taagaan ama dhinacyo doonaya in ay ka macaashaan dalalka khalalaasuhu ka taaganyihiin.

Shirkaddan uu Shariif Xasan Heshiiska lasoo galay ayaa sanadihii 2003 illaa 2009 waxay wadanka Ciraaq ka geysatay xasuuq aan loo meel dayin, sida iyadoo qarxisay suuqyo waaweyn oo kuyaal magaalada Baqdaad ujeedka lagalahaa qaraxyadaasi dadka badan ku dhinteen waxaa kamid ahaa in sumcadda laga dilo xoogagii islaamiga ee ciidanka Mareykanka kula dagaallamayay Ciraaq.

Sidoo kale Shirkadda BlacWater ayaa nus milyuun qof waxay ku dishay wadamada Ciraaq iyo Pakistan kadib markii ay qaraxyo ka geysatay Masaajid iyo suuqyo ganacsi, sidoo kale qeybta dilalka qorshaysan ee shirkadda ayaa khaarijiyay culimaa’udiin caanka ah caalamka islaamka sida Cabdalla Cazzaam iyo kuwa kale.

Baaritaano dheer kadib ayaa la ogaaday sanaddii 2010 in BlackWater ay xasuuqaas geysatay iyadoo lacago ka qaadanaysay sirdoono caalami ah si sumcadda ay uga disho jamaacaadka Jihaadiga ah.

lama oga sida shirkadani ay uga howlgeli doonto gobollada Bay iyo Bakool oo intooda badan ay kajiraan maamullo islaami ah oo xarakada Al Shabaab hoos taga, waxaa xusid mudan in BlacWater ay sanaddii 2011 ka shaqa bilaawday xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.

Falanqeeyayaal ayaa aaminsan in BlackWater aysan waxba kusoo kordhin doonin duullaanka lagusoo qaaday dalka Soomaaliya, shirkado dhanka amniga ah oo ay kamid yihiin SKA iyo Saarasan ayaa horay ugu fashilmay heshiisyo ay lagaleen dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Muxaadaro Ka Hadleysa Axkaamta Zakaatul Fidriga.
Next: Baadi Goob Ku Aadan Bilashada Bisha.

Related Stories

Shariif Sakiin Iyo C/casiis Jawaari Oo Qaadacay Doorashada Uu Gurguurte Ka Wado Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sakiin Iyo C/casiis Jawaari Oo Qaadacay Doorashada Uu Gurguurte Ka Wado Baydhaba.

June 10, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-12-1447-Hijri.

June 10, 2026
Turkiga Oo Bedelay Safiirkiisa Muqdisho Safiir Cusubna Usoo Magacaabay Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Turkiga Oo Bedelay Safiirkiisa Muqdisho Safiir Cusubna Usoo Magacaabay Soomaaliya.

June 10, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada