Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Ka Dhacay Isbitaal Ku Yaala Dalka Mareykanka.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Ka Dhacay Isbitaal Ku Yaala Dalka Mareykanka.

July 1, 2017

Wararka ka imaanaya dalka Mareykanka waxey sheegayaan in weerar sababay khasaara nafeet uu ka dhacay isbitaal ku yaala gudaha dalkaasi.

Weerarka waxa uu sigaar ah kaga dhacay isbitaal weyn oo ku yaala deegaanka Bronx oo hoostaga magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Nin hubeysan ayaa la xaqiijiyay inuu gudaha u galay isbitaalka islamarkaana Rasaas ooda kaga qaaday dadkii ku sugnaay gudaha isbitaalkaasi.

Inta la xaqiijiyay weerarkaasi waxaa ku dhintay hal ruux oo dhaqtar ka ahaa isbitaalka waxaana ku dhaawacmay shan ruux,iyadoona weeraryahanka weerarka geystay uu ku hubeysnaay qoriga nooca loo yaqaano M16.

Saraakiil u hadashay booliska Mareykanka ayaa warbaahinta u sheegay iney toogasho ku dileen Ruuxa weerarka fuliyay ayna ka qaateen qorigii uu ku hubeysnaay.

Ilo wareedyo laga helayo isbitaalka waxey sheegayaan in ninka weerarka fuliyay lagu magacaabi jiray Henry Belo da,diisuna ay tahay Afartan iyo Shan jir.

Ilo wareedyada waxey intaasi ku darayaan in ninkan mar dhaqtar uu ka ahaa isbitaalkan islamarkaana uu ku taqasusay caafimaatka qoyska.

Ilaa iyo hadda lama xaqiijin waxa uu ninkan dhaqtarka ah weerarkiisa uu salka ku hayo,iyadoona dhowr jeer weeraro kala duwan ay ka dhaceen gudaha dalka Mareykanka.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ismaaciil Danab Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.
Next: Tafaasiil Laga Helayo Dagaal Markale Sh/dhexe Ka Dhacay.

Related Stories

Shariif Sakiin Iyo C/casiis Jawaari Oo Qaadacay Doorashada Uu Gurguurte Ka Wado Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sakiin Iyo C/casiis Jawaari Oo Qaadacay Doorashada Uu Gurguurte Ka Wado Baydhaba.

June 10, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-12-1447-Hijri.

June 10, 2026
Turkiga Oo Bedelay Safiirkiisa Muqdisho Safiir Cusubna Usoo Magacaabay Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Turkiga Oo Bedelay Safiirkiisa Muqdisho Safiir Cusubna Usoo Magacaabay Soomaaliya.

June 10, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada