Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Ansaaru Shareeca Oo Baahisay Filim Soo Bandhigaya Dagaalada Ay Kaga Jiraan Al-Beydaa.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Ansaaru Shareeca Oo Baahisay Filim Soo Bandhigaya Dagaalada Ay Kaga Jiraan Al-Beydaa.

July 3, 2017

Mujaahidiinta Ansaaru-Shareeca ee dalka Yemen ayaa baahiyey Filim la daawan karo ku dhawaad muddo 40 daqiiqo ah oo ay ku soo bandhigayaan qaar ka mid ah weerarada iyo dagaalada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gobolka Al-beydaa ee dhaca bartamaha dalka Yemen.

Gobolkan ayaa marti-geliya dagaalada iyo weerarada ugu xoogan ee lagu hortaagan yahay isbalaarinta Maleeshiyaatka Xuuthiyiinta, waxaana labadii sano ee u dambeysay uu ahaa fagaare dagaal oo ay isku hayaan Ahlu-Sunaha reer Yemen iyo maleeshiyaatka xuuthiyiinta ee raafidada ah.

Filimka waxaa ka soo muuqanaya hogaamiye-yaal ka tirsan Mujaahidiinta oo uu ka mid yahay Sheykh Khubeeb As-Sudan iyo Sheykh Khaalid Baadarfi.

Filimka wuxuu ku bilaabanayaa muuqaallo murugo badan oo muujinaya xasuuqa iyo gaboodfalada maleeshiyaatka xuuthiyiintu ay ka geysteen gobolada dalka Yemen, ka dibna wuxuu u gudbayaa jawaab celinta Mujaahidiinta.

Sheykh Khaalid Baadarfi ayaa ka waramaya in wilaayada Al-beydaa ay marti-gelisay mid ka mid ah dagaalada ugu balaaran ee lala galay Xuuthiyiinta, ayna dagaaladaas sidoo kale soo bandhigeen wada shaqeynta iyo xiriirka ka dhexeeya Mareykanka iyo xuuthiyiinta oo in muddo ah qarsoonaaa.

Filimka waxaa sidoo kale aad loogu amaanaya dowrka Ansaarta ay ku leeyihiin dagaalka ka socda Wilaayada Al-beydaa. Sheykh Khubeyb As-Sudani oo ka mid ah hogaamiyeyaasha Muhaajiriinta ah ee Mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Jaziirada carabta ayaa ka waramaya fadliga Ansaarta ay ku dhex leeyihiin Jihaadka iyo howsha ay u hayaan diinta.

Intaas ka dib wuxuu filimku u gudbayaa in uu soo bandhigo qeyb ka mid ah dagaalada adag ee wilaayada Al-beydaa ku dhexmaraya Mujaahidiinta ay Ansaartu horkacayaan iyo maleeshiyada Xuuthiyiinta, waxaana filimka lagu soo bandhigayaa dagaallo, qaraxyo iyo dilal qorsheysan oo lagu beegsanayo maleeshiyaatka xuuthiyiinta ah ee ku sugan Wilaayadaasi.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahino Laga Helayo Weerar Ka Dhacay Duleedka Garbahaarey.
Next: Dhageyso Sheekh Yuusuf Kabo Ku Dukade Oo Laga Wareystay Dagaaladii Ka Dhacay Duleedka Mahadaay.

Related Stories

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-Muxarram-1447-Hijri

June 16, 2026
Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada