Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ninkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Muslimiinta Magaalada Garissa 1980-kii Oo Dhintay.
  • Allposts
  • Warar

Ninkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Muslimiinta Magaalada Garissa 1980-kii Oo Dhintay.

July 6, 2017

GG Kariuki oo ka mid ahaa Xildhibaanada dalka Kenya, lana soo shaqeeyey dowladihii kala duwanaa ee soo maray dalkaaas ayaa maalma ka hor ku halaagsamay isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.

Ninkan ayaa waziir ka soo noqday dowladihii ay hogaaminayeen Jomo Kenyatta iyo Daniel Arap Moi oo ahaa labadii madaxweyne ee ugu horeeyey ee soo maray dalka Kenya.

Ilo-wareedyo ku dhow-dhow eheladiisa ayaa sheegaya in lagu soo booday todobaadyo ka hor, islamarkaana la dhigay Isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi balse ugu dambeyntii uu halkaas ku baqtiyey.

GG Kariuki oo ah xildhibaan laga soo doorto gobolka Laikipia ayaa ahaa ninkiii ka dambeeyey xasuuqii 1980-kii ka dhacay magaalada Garissa ee lagula kacay dadka Soomaaliyeed.

Xilligaas wuxuu ahaa waziirkii amniga gudaha ee dowlada Kenya, Waxaana warbaahinada dalka Kenya ay badanaa sheegaan in uu ahaa mas’uulkii xilligaas uu Daniel Arap Moi uu u xil-saaray daminta kacdoonkii ay waqtigaas ku jireen Muslimiinta NFD si ay isaga dul qaadaan gumeysiga Kenya, kuna soo biiraan dadkooda Soomaaliyeed.

Waxaa la xusuustaa in markii uu xasuuqa la dhacay ee la burburiyey guryaha, ragga la laayey, dumarkana la kufsaday, uu diyaarad military ku yimid magaalada, uuna si jees-jees ah u yiri: “Waxaan arkay guryo la gubay iyo dhismayaal la burburiyey oo sheeda sare ka daawaday, Laakiin si kastaba ciidankeenu waxay mudan yihiin in lagu amaano howsha ay qabteen”

Wareysi bishii Nov. ee sanadkii 2014-kii uu la yeeshay TV-ga Al-Jazeera ayuu GG Kariuki ku difaacay Xasuuqii xilligaas isaga iyo ciidanka Kenya ay ka geysteen Magaalada Garissa, Wuxuuna tilmaamay in waxa magaalada ka dhacay uu ahaa howlgal lagu beegsanayey koox dambiileyaal ah oo hubeysan sida uu hadalka u dhigay.

“Haddii dadka aan beegsaneynay aysan hubeysnaan lahayn, ciidanku ma adeegsadeen awood iyo hub” ayuu yiri intii lagu gudajiray wareysi uu siiyey Al-jazeera isagoo dumarkii iyo caruurtii lagu xasuuqay halkaas ku tilmaamay kuwo hubeysnaa.

Xasuuqii Garissa ee 1980-kii wuxuu ka mid ahaa Xasuuqyadii ugu xumaa ee Soomaalida ku dhaqan NFD ay kala kulmaan ciidamada kufaarta Kenya, Waxaana warbaahinadu ay sheegaan in lagu dilay in ka badan 3000 oo ruux, wallow dad xog-Ogaal ah ay sheegeen in tiradu ay intaas ka badan tahay.

Sidoo kale waxaa lagu burburiyey boqolaal dhisme oo isugu jira guryo iyo goobo ganacsi, Iyadoo sidoo kalena lagu kufsaday dhamaan dumarkii magaalada.

Xuquuqda Warbixinta Waa Radioandalus24.com

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo.
Next: Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Boosaaso.

Related Stories

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-Muxarram-1447-Hijri

June 16, 2026
Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada