Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Cunaqa bataynta Mareykanka Ee Wadanka Sudan Oo 20 Sano Jirsatay.
  • Allposts
  • Warar

Cunaqa bataynta Mareykanka Ee Wadanka Sudan Oo 20 Sano Jirsatay.

July 13, 2017

Cuna qabateynta ay dowladda Mareykanka saartay wadanka Suudaan ayaa labaatan sana jirsatay inkastoo maamulka Cumar Xasan Al Bashiir uu isku dayay in uu daacad u noqdo Mareykanka hadane wali cunaqabateynta si rasmi ah loogama qaadin.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda arimaha dibadda Maraykanka ayaa lagu sheegay in 3 bilood oo dheeri ah lagu daray waqtiga ay cunaqabateynta dahqaale sii saarnaaneyso dowladda Suudaan, loogana baahanyahay in sadexdaas bilood ay sii wado fulinta awaamiirta la dul dhigay ee astaanta u ah iney ka joogsatay waxyaabaha lagu eedayay oo ay kamid tahay iney tahay dowlad taageerta waxa loogu yeero “Argagaxisada”.

Bayaanka Wasaaradda kasoo baxay waxaa lagu amaanay sida dowladda Suudaan ay u fulisay inta badan awaamiirta la dul dhigay balse waxaa la sheegay inaaney weli mudan in gebi ahaanba cunaqabateynta laga qaado.

Maalintii shalay ayaa wasiirka arimaha dibadda dowladda Suudaan oo hadlay wuxuu sheegay iney aad u sugayaan in laga qaado cunaqabateynta, maadaama ay fuliyeen dhamaan awaamirtii lagu soo rogay, wuxuuna sheegay ineysan jirin khiyaar kale oo u banaan dowladda Maraykanka.

Wuxuu ku hanjbay hadii dowladda Marayknaka ay qaadi weyso cunaqabateynta dhaqaale in dowladda Suudaan ay u jiheysan doonto khiyaarka dagaalka, laman oga in hanjabaadan ay ka dhabeyn doonto dowladda Suudaan.

Maraykanka ayaa cunaqabateyn dhaqaale kusoo rogay dowladda Suudaan 20 sano kahor, waxaana arimaha dowladan lagu heysto kamid ah in sagaashamaadkii ay marti gelisay Sheekh Usaama bin Laadin iyo ragiisii Jihaadka la waday, iyo in dembiyo dagaal ay ka geystay gobolka Daarfuur halkaas oo ay ka dhaceen dagaallo u dhexeeya dowladda Suudaan iyo mucaaradkeeda.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Mareykanka Oo Weerar Fashilmay Ku Soo Qaaday Degmada Kuunyo Ee Sh/Hoose.
Next: Dhageyso Taliyaha Ciidamada AMISOM Oo Qiray Fashilka Ku Heysta Somaliya.

Related Stories

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-01-1448 Hijri.

June 16, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada