Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Nabadoon Garaad Oo Baaq Hub Qaadasho Ah U Diray Shacabka Somalida Iyo Oromada.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Nabadoon Garaad Oo Baaq Hub Qaadasho Ah U Diray Shacabka Somalida Iyo Oromada.

October 11, 2017

Nabadoon Garaad oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed kana soo jeeda dhulka Itoobiya xooga kaga heysata Somaliya ee loo yaqaano Kilinka Shanaad ayaa baaq u diray shacabka Soomaalida ee ku dhaqan dhulkaasi iyo sidoo kale shacabka Oromada ah oo iyaguna ku hoos jira gumeysiga dowlada Tigreega ee Xabashida Itoobiya.

Nabadoonka ayaa ugu horeyntii ugu baaqay shacabka Soomaalida ah ee ku dhaqanka dhulkaasi iney hubka qaataan kuna dadaalaan sidii ay ku dili lahaayeen Cabdi Ileey oo ah madaxweynaha maamulka dowlada Xabashida Itoobiya ay ka dhistay dhulkaasi.

Nabadoon Garaad ayaa ku celceliyay iney Waajib tahay in shacabkaasi hubka qaataan dagaalamaan oo ay iska dul qaadaan gumeysiga xasuuqa joogtada ah ku hayo.

Dhanka kale Nabadoon Garaad ayaa ugu baaqay shacabka Oromada ah iney hubka qaataan iskana dul qaadaan gumeysiga Itoobiya,waxaana uu ku celceliyay nabadoonka iney laga maarmaan tahay in shacabka Soomaalida iyo Oromada u midoobaan sidii loo ridi lahaa maamulka Tigreega ee Xabashida Itoobiya.

Halkan Ka Dhageyso Baaqa Nabadoon Garaad.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Mid Ka Mid Ah Odayaashii Soo Xulay Xildhibaanada Dowlada Oo La Dilay.
Next: Dalka Spain Oo Labo Loo Qeybiyay+Gobolka Catalonia Oo Ka Go’ay Dalkaasi.

Related Stories

Hiiraan: Mujaahidiinta Oo La Wareegay Saldhig Kuyaal Duleedka Teedaan.
  • Allposts
  • Warar

Hiiraan: Mujaahidiinta Oo La Wareegay Saldhig Kuyaal Duleedka Teedaan.

August 1, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 18-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 18-02-1448-Hijri.

August 1, 2026
Akhriso Xogta Madaafiic Lagu Garaacay Saldhig Ciidan Oo Kuyaal Buulo-burte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Madaafiic Lagu Garaacay Saldhig Ciidan Oo Kuyaal Buulo-burte.

August 1, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada