Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahin Laga Helayo Diyaarad Faransiiska Kaga Burburtay Dalka Ivory Coast.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin Laga Helayo Diyaarad Faransiiska Kaga Burburtay Dalka Ivory Coast.

October 15, 2017

Wararka ka imaanaya wadanka Ivory Coast ee dhaca galbeedka qaarada Africa ayaa tilmaamaya in ay burburtay diyaarad yar oo uu leeyahay ciidanka Faransiiska xilli ay ku dulmareysay xeebaha dalkaasi, iyadoona lagu soo waramayo in qasaare kala duwan uu ka dhashay burburka diyaaradaasi.

Saraakiisha dowladda Ivory Coast ayaa sheegay in diyaaradda ay ka soo ambabaxday magaalada Waagaduuguu ee caasimadda Burkina Faso, Islamarkaana ay damacsaneyd in ay u soo degto garoonka diyaaradaha ee magaalada Abidjan ee caasimada wadanka Ivory Coast.

Diyaaradda ayaa ku soo dhacday meel u dhow xeebta magaalada Abidjan gaar ahaan meel u dhow garoonka diyaaradaha sida ay xaqiijiyeen goobjoogeyaal iyo Saraakiisha xukuumada, Waxaana la sheegay in halkaas ay ku dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen dhamaan dadkii saarnaa diyaaradda.

Sarkaal u hadlay kooxaha dab damiska ah ayaa sheegay in afar ruux ay ku dhinteen shilka, kuna dhaawacmeen ilaa ruux oo kale . “Diyaaradda waxaa saarnaa ugu yaraan 10 ruux. Afar ka mid ah wey dhinteen, lix kalena wey dhaawacmeen” sidaas waxaa yiri sarkaal u hadlay kooxaha dab damiska laakiin ma uusan sheegin haddii dadkaas ay ahaayeen Askar iyo haddii ay ahaayeen dad caadi ah.

Laakiin Saraakiil diiday in magacyadooda la sheegay oo ka tirsan dowlada Ivory Coast ayaa sheegay in diyaaradu ay la socdeen ciidamo ka tirsan xukuumada Saliibiyadda ah ee Faransiiska, ayna sidoo kale la socdeen dhowr muwaadin oo Faransiis ah.

Ilo wareedyo ka tirsan military Faransiiska ayaa wakaaladda wararka AFP u sheegay in diyaaradu ahayd mid ay leeyihiin ciidamada Faransiiska ee duullaanka ku jooga dalka Maali, Islamarkaana ay la socdeen ciidamo ka qeyb qaadanayey duullaanka shareeca la dirirka ah ee Faransiiska uu wado wadanka Faransiiska.

Taliska ugu weyn ee laga hago howlgalka ka dhanka ah Mujaahidiinta Mali waxa uu ku yaalla dalka Chad Laakiin sidoo kalena Faransiiska ayaa saldhigyo Military oo lagala socda duullaankaas ku leh wadamada Ivory Coast iyo Burkina Faso, Iyadoona sidoo kale ciidamada labadaas dowladood ay ku lug leeyihiin duullaanka Faransiiska ee Maali.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Taliyaha Ciidanka Mareykanka Qaaradda Afrika Oo Socdaal Qarsoodi Ah Ku Yimid Muqdisho.
Next: Weerar Askar Looga Dilay Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

Related Stories

Guddoomiyihii Buulo-mareer Oo Dhegta Dhiigga Loo Daray Iyo Xerada Hiilweyne Oo La Duqeeyay.
  • Allposts
  • Warar

Guddoomiyihii Buulo-mareer Oo Dhegta Dhiigga Loo Daray Iyo Xerada Hiilweyne Oo La Duqeeyay.

March 10, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -22-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -22-09-1447-Hijri

March 10, 2026
Mucaaradka Oo Si Adag Uga Hor-yimid Muddo Kororsiga Xassan Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka Oo Si Adag Uga Hor-yimid Muddo Kororsiga Xassan Gurguurte.

March 10, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada