Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaallo Dib Uga Qarxay Sudan.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaallo Dib Uga Qarxay Sudan.

November 29, 2017

Dagaallo culus oo u dhaxeeya ciidamada xukuumadda dabadhilifka Suudaan iyo xoogag fallaaga ah ayaa dib uga qarxay deegaanno katirsan gobolka Daarfoor ee wadanka Suudaan.

Wararka ka imaanaya Suudaan ayaa sheegaya in tobaneeyo qof oo isugu jira ciidamada dowladda iyo xoogag deegaanka ay ku dhinteen dagaallo aad uculus oo qarxay deegaan kaabiga ku haya xuduud beenaadka ay wadaagaan Suudaan iyo Liibiya.

Dagaallada ayaa yimid kadib markii ciidamada loogu magac daray “Taageerada degdegga ah”  ee xukuumadda Suudaan taabacsan ay qaadeen howlgal melleteri oo ka dhan xoogaga ilaala xuduudaha oo horay isbahaysi ula ahaa dowladda Suudaan.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in dagaalladu ay sababeen dhimashada ugu yaraan 70 qof oo dhinacyadii dagaallamay ah iyadoona ciidamada dowladda sudan ay gacanta ku dhigeen Nin lagu magacaabo Muuse Hilaal oo ahaa Hoggaamiyihii Maleeshiyada lagu magacaabo Janjawiidka oo 10-kii sanadood ee lasoo dhaafay ay isbaheysi ahaayeen  xukuumadda Albashiir.

Afhayeen u hadlay taliska ciidanka Nidaamka Suudaan ayaa warbaahinta u sheegay in howlgalka ay ku qaadeen ciidamada loogu yeeray ilaalinta xuduudda uu yimid kadib markii ay diideen in ay hubka wareejiyaan.

Dagaalka ugu culus ayaa ka dhacay degmada Almustariixah oo katirsan wilaayada waqooyiga Daarfoor, saraakiil u hadlay hoggaamiyaasha qabaa’illada ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka dhacay uu waacusub ufurayo loolanka kajira Daarfoor.

Maleeshiyaadka loo yaqaan Janjawiidka ayaa ka qeyb qaatay dagaal lagu tilmaamay gummaad oo sanaddii 2003 ka bilaawday gobolka Daarfoor waxayna reergalbeedku ku eedeeyeen xukuumadda Khurduum in maleeshiyaadkan ay u adeegsanayso daminta kooxaha mucaaradka hubeysan ee wadankaasi ka dagaallama.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Weerar Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Jaziirada Lamu.
Next: Dhageyso Darsiga 17-aad Ee Sifada Salaada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 18-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 18-Safar-1448-Hijri.

July 31, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 17-02-1448H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 17-02-1448H.

July 31, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 17-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 17-Safar-1448-Hijri.

July 31, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada