Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Ka Dhacay Degmada Wajeer Iyo Shabaabul Mujaahidiin Oo Mas’uuliyadda Sheegtay.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Ka Dhacay Degmada Wajeer Iyo Shabaabul Mujaahidiin Oo Mas’uuliyadda Sheegtay.

January 8, 2018

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa sii kordhiyay weerarada ay ka fulinayaan gudaha wadanka Kenya iyo dhulka Kenya xooga ay kaga heysato Somalia.

Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa billaawga sanaddan 2018 waxay sedax jibaartay weerarada ay ka fulinayso Kenya taas oo caqabad hor leh ku noqday laammaha ammaanka dowladda Kenya.

Weerar hor leh ayaa lagasoo calaamadeeyay deegaan katirsan gobolka Mandheera oo maalmihii lasoo dhaafay si gaar ah bartilmaameed ugu ahaa ciidamada Al Shabaab waxaana deegaankaas lagu dilay tobaneeyo katirsan ciidamada Booliska Kenya.

Ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa la xaqiijiyay in ay beegsadeen xarun isgaarsiineed oo dowladda Kenya laheyd taas oo kutaal deegaanka Katulo sida ay sheegeen mas’uuliyiin iyo dad goob joogayaal ah.

Saraakiil u hadlay Booliska Kenya ayaa sheegay in Rag ay rumeysanyihiin in ay ka tirsanyihiin Xarakada AL-shabaab ay jareen Isgaarsiintii Magaalada Katulo ee Waqooyi Bari ayna burburiyeen matoorro dab dhaliyayaal ah iyo hanti kale oo dowladda Kenya laheyd.

Taliyaha Booliska Wajeer Stephen Ngetich,ayaa xaqiijiyay in xoogag aad u hubeysan ay Garneyllo ku dhifteen dhismaha Laanta Sharikadda isgaarsiinta Safaricom ee Magaalada Katulo waxaana burburtay anteenadii sahleysay wada xiriirka dadka degaanka iyo dalka Kenya intiisa kale.

“Alshabaab waxay burburiyeen xaruntii shirkadda Safaricom ee Katulo balse majiraan wax dhibaata ah oo ciidanka Booliska kasoo gaartay weerarka oo runtii dhulka dhigay anteenada shirkadda” ayuu yiri taliyaha Booliska Wajeer.

Wararka ayaa intaas ku daraya in weerarkani uu dhacay maalintii Axadda ee shalay, waxaa jarmay war isgaarsiintii u dhaxaysay ciidamada Kenya ee Katulo iyo magaalada Ceelwaaq ee xuduud beenaadka dhacda, dowladda Kenya waxay sheegaysaa in weerarada lagu qaadayo xarumaha isgaarsiinta ay noqdeen kuwa saameyn ballaaran yeesha iyadoo Alshabaab ku eedeysay in ay dagaalka dhan kale urogtay.

Stephen Ngetich, oo ah taliyaha Booliska gobolka Wajeer ayaa carrabaabay in weerarada soo noq noqday ee Al Shabaab ka geysanayso gudaha Kenya ay caqabad weyn ku yihiin amniga iyo ganacsiga gobolka Waqooyi Bari.

Mas’uuliyadda weerarkan ka dhacay degmada Wajeer waxaa sheegtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin,waxeyna Mujaahidiin Wacad ku mareen in har iyo habeen sii kordhinayaan weerarada ka dhanka ah Saliibiyiinta Kenya.

Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weeraro silsilada ah oo 10 maalmood wax ka yar ka dhacay gobolka Waqooyi Bari waxaana kamid ahaa weeraro lagu dilay 6 askari iyo mid kale oo 30 askari dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
Next: Akhriso Magacyada Saraakiisha Dowlada Ee Askarta Alfa Group Ku Laayeen Duleedka Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.

June 17, 2026
Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.
  • Allposts
  • Warar

Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada