Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Al-qaacidah Ee Jariidda Carabta Oo Bayaan Adag Kasoo Saaray Xaalada Muslimiinta Hindiya.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Al-qaacidah Ee Jariidda Carabta Oo Bayaan Adag Kasoo Saaray Xaalada Muslimiinta Hindiya.

May 7, 2020

Mu’assasada warbaahineed ee Al-Malaaxim oo ku hadasha afka Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab ayaa baahisay bayaan kasoo baxay hogaanka sare ee Mujaahidiinta, kaas oo looga hadlay xaaladda muslimiinta ku dhibaateysan wadanka Hinidya.

Bayaankan oo ku qoran luuqadda carabiga, kana kooban saddex bog ayaa waxaa si qota dheer looga hadlay dhibaatada heysta muslimiinta Hindiya ee uga imaaneysa dhanka dowladda Hinduuska iyo shacabkeeda.

” Iyadoo caalamku arko, indhahana ka daawanayo, ayay dowladda Hindiya meel marisay qaanuunka jinsiyadda oo aaney qaadan karin muslimiinta, taasi oo ah cunsuriyad iyo kala sooc muuqda, waxaana tallaabadaas ay ku dooneysaa dowladda Hindiya iney ku yareyso awooda Muslimiinta ee ay tiradoodu kasii badaneyso 200 oo milyan oo ruux, waxaana tallaabadaas foosha xun ay dowladda Hindiya gogol xaar uga dhigtay iyo dulmi iyo gabood fal nooc weliba ah kula kacdo Muslimiinta, iyadoo marmarsiyo ka dhiganeysa inaaney ahayn muwaadiniin u dhalatay wadanka, xeerkaas ay soo saartana ma dhaqan geli lahayn, haddii aanu ka dhan ahayn oo keliya Muslimiinta” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab.

Wuxuu bayaanku soo hadal qaadya gabood falladii xanuunka badnaa ee Muslimiinta loogu geystay magaalooyin ay ku jirto caasimadda Hindiya ee New Delhi, iyo booqashadii Trump uu xilligaas ku tagay wadanka Hindiya.

“Waxay si argagax leh u gubeen, una dileen Muslimiinta, dhibaatooyinka ay geysteenna waxay ahaayeen kuwa ay la xanuunsadaan dadka leh nufuusta miizaaman, iyadoo uu caalamku ka aamusay dhacdooyinkaas, marka laga reebo dad yar oo ka hadlay iyagoo mahadsan, iyo kuwa kale oo u hadlay si boor qaris ah, ayay Ameerikada mujrimadda ah waxay ku dhawaaqday in madaxweynaheeda Trump uu booqasho ku tagay Hindiya, isagoo ay soo dhaweeyeen dad badan oo doonayay iney raalli geliyaan qabweynida gaalkaas, kadibna ay ogolaansho uga helaan iney gumaadaan kuwa taagta daran ee isuga jira ragga, dumarka iyo caruurta. Walaa xowla walaa Quwata illaa Billaahil Cadiim” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab.

” Anagoo ah Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab, waxaan cadeyneynaa inaan kasoo horjeedno, aadna uga xunnahay jariimooyinkaas foosha xun ee ay ku kaceyso dowladda Hindiya, waxaan sidoo kale ku dhawaaqeynaa inaan garab taagannahay walaalaheena Muslimiinta ee halkaas jooga, waxaana leenahay ha taag dareynina, hana murgina, idinka ayaa sarreyn doona haddii aad Mu’miniin tihiin”. ayaa lagu yiri bayaanka Al-Qaacida ee looga hadlay xaaladda Muslimiinta Hindiya.

Qeybaha dambe ee bayaanka ay baahisay Al-Malaaxim, waxaa lagula hadlay Muslimiinta iyo culimada ku nool Qaarad u ekaha Hindiya, kuwaas oo loogu baaqay iney fadhiga ka kacaan, iskana dhiciyaan cadowga dhibaatada u geysanaya.

“ogaada in dagaalkan uu yahay mid caalami ah oo beegsanaya Islaamka iyo ehelkiisa, hana ka sugina gaalada iney idin gargaaraan ama ay idin taageeraan, gacmihiina kor u taaga, Allena ka barya sugnaan iyo guul, lana tashta dadka cilmiga leh ee saadiqiinta ah oo kamid ah wiilashiina, difaacana diintiina, sharafkiina iyo naftiina idinkoo kaashanaya Mujaahidiinta Qaarad u ekaha Hindiya , mideeya safkiina, una diyaarsada gaalada wax weliba oo aad awoodaan, cadowgiinana dhadhansiiya ba’siga Muslimiinta” ayaa lagu yiri bayaanka Al-Qaacidada Jaziiratul Carab.

Mar culimada Muslimiinta ee Hindiya uu la hadlayay bayaanka wuxuu yiri ” Waxaan ugu baaqeynaa Culimada iney kaalinta hore soo isataagaan, oo ay difaacaan umadooda, waxaana ku leenahay Culimooy, Umadda muslimka ah waxay idin ka sugeysaa mowqif run ah iyo kalimad xaq ah oo aad kaga hortagtaan dulmiga cad ee lagu hayo Muslimiinta”.

Dabayaaqadii bishii Decembar ee sanadkii hore ee 2019-ka ayaa magaalada New Delhi iyo magaalooyinka waaweyn ee Hindiya waxaa ka dhacay banaanbaxyo waaweyn oo ay dhigeen Muslimiinta wadankaas, kuwaas oo kasoo horjeeday xeer ay dowladda Hindiya soo saartay oo dhalashada dalkaas u diidaya Muslimiinta.

Banaanbaxyada kadib, ciidamada Amaanka dowladda Hindiya oo kaashanaya Hinduus xagjiriin ah ayaa fuliyay silsilado weeraro argagax leh, oo beegsaday dadka Muslimiinta ah, waxaana muuqaallada xilligaas baraha bulshada lagu baahiyay ay muujinayeen Muslimiin nolosha lagu gubayo, kuwa hilbhahooda la jarjarayo.

Ilaa iyo hadda xaaladda Muslimiinta Hindiya waa mid murugsan, waxaana gobolka Kashmiir ee ku jira gumeysiga dowladda Hindiya lagu tiriyaa halka ugu daran ee lagu dhibaateynayo Muslimiinta, gobolkana waxaa weli saaran bandow ay kusoo rogtay dowladda Hindiya ee uu hogaamiyo Muudi oo ah nin xagjir ah oo aad u neceb Islaamka iyo Muslimiinta.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askarta Burundi Oo Lagu Weeraray Wilaayada Shabeelada Dhexe.
Next: Dhagayso Tartan Aqooneedka Ka Socda Idaacadda Andalus. Habeenka 13aad

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-01-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-01-1447-Hijri.

July 10, 2025
Dhagayso Kornayl Cali Dhuux Oo Qiray Xaaladda Kala Cararka Maleeshiyada Maxaas.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Kornayl Cali Dhuux Oo Qiray Xaaladda Kala Cararka Maleeshiyada Maxaas.

July 10, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-01-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-01-1447 Hijri.

July 10, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)

June 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 20 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 20 aad)

June 23, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 19 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 19 aad)

June 20, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.

June 23, 2025
Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.

June 6, 2025
Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.

June 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada