Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Hoggaamiyihii Kuweyd Oo Geeriyooday ( Akhriso )
  • Allposts
  • Warar

Hoggaamiyihii Kuweyd Oo Geeriyooday ( Akhriso )

September 30, 2020

Dowladda waddanka Kuweyd ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in uu geeriyooday hoggaamiyihii dalkaasi ninka lagu magacaabi jiray Sabaax Al-axmad Al-jaabir kaasi oo inbadan hayay talada dalkaasi.

Sabaax oo ahaa 91 jir ayaa gelinkii dambe ee shalay ku dhintay cisbitaal ku yaal gudaha dalka Maraykanka halkaas oo uu muddooyinkii dambe ku xanuunsanayay, waxaana maalmo ka hor inta uusan dhiman lagu sameeyay qalliin.

Waxa uu talada dalka la wareegay sannadu markay ahayd 2006-dii isaga oo horay na usoo noqday wasiirkii arrimaha debadda ee dalkaasi Kuwayd.

Daaqigan halaagsamay waxa uu ka mid ahaa madaxda Carbeed ee safka hore kaga jiray dhibaatada ka dhanka ah shucuubta carbeed waxaana uu ninkani caan ku haa damcminta saliibiyiinta Maraykanka.

Taariikhda lagu xasuusto waxaa ka mid ah in sannadkii 2015-kii uu ciidmadiisa ku daabulay dalka Yeman qaybna kaga dhigay isbahaysiga uu hoggaaminayo Sucuudiga ee dullaanka ku qaaday dadka reer Yeman.

Sabaax waxa uu ahaa nin ay si aada isugu dhowyihiin madaxwynaha saliibiyiinta Maraykanka gaalka lagu magacaabo Donald Trump waxaana xusid mudan in dhawan daaqigan halaagsamay uu madaxwynaha dalkaasi guddoonsiiyay billad dhanka Millatariga ah.

Hoggaamiyahan waxa uu kaalin wayn kulahaa dhibaataynta uu maraykanku ku hayo shucuubta Carbeed, isagoo saldhigyo millatari siiyay dowladda Maraykanka halkaas oo ay ciidamada saliibiyiinta Maraykanka ka qaadi jireen duullaannada ka dhanka ah shucuubta Carbeed sida Suuriya iyo Ciraaq iyo sidoo kale dalka Afghanistaan ee ku yaal qaaradda Aasiya.

Saacadaha soo socda waxaa lagu wadaa in dalkaasi uu yeesho hoggaamiye cusub kaasi oo ah dhaxal sugihii dalkaasi ninka lagu magacaabo  Nawaaf Al-axmad Al-jaabir kaasi oo si hoose u maamuli jiray talada dalkaas.

Sida ay shaacisay dowladda dalkaasi waxa uu uu dalka Kuweyd gali doonaa 40 maalmood oo baroordiiq ah kaasi oo loo samayn doono hoggaamiyihii caanka ku ahaa dhibaataynta shucuubta carbeed.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Maxkamadda Wilaayada Islaamiga Hiiraan Oo Fulisay Xad Qisaas Ah.
Next: Shabaabul Mujaahidiin Oo Silsilado Weeraro Ah Ka Fuliyay Gobollada Dalka.

Related Stories

23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.
  • Allposts
  • Warar

23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.

August 27, 2026
Kooxda Gurguurte Oo Shacabka Muqdisho Ku Amartay Inay Xabaalaha Ka Faagtaan Ehelladooda 30 Sano Ka Hor Dhintay.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Shacabka Muqdisho Ku Amartay Inay Xabaalaha Ka Faagtaan Ehelladooda 30 Sano Ka Hor Dhintay.

August 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-03-1448-Hijri

August 27, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada