Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Trump Oo Wada Qorshe Uu Ciidamadiisa Uga Saarayo Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Wada Qorshe Uu Ciidamadiisa Uga Saarayo Somalia.

October 14, 2020

Madaxweynaha dowladda Mareykanka oo ay kusoo food leedahay doorasho adag ayaa bilaabay in uu shacabka American ah ku afgubaadsado soo badbaadinta ciidamadiisa dagaallada culus uga jira qeybo katirsan wadamada caalamka Islaamka.

Donald Trump wuxuu ku dahaaqayaa in maamulkiisu udiyaar garoobay sidii uu ciidamadiisa ugasoo saari lahaa wadamo ay kamid yihiin Soomaaliya iyo Afghanistan.

Madaxweyne Mareykanka wuxuu u sheegay la taliyeyaasha sarsare in uu doonayo in ciidamadiisa uu kalasoo baxo Soomaaliya sida ay sheegeen dad xog ogaal u ah arrinkan taas oo u ogolaaneysa inuu ka dhabeeyo balanqaadyadii ololahiisa doorashada ee ahaa in askarta dib loogu celiyo dalkooda.

Warbaahinta ugu afka dheer dalka Mareykanka ayaa sheegtay in wasaaradda gaashaandhigga ee loo yaqaan Pentagon-ka ayaa bilaawday in ay qiimeyso soo jeedinta uga timid Trump ee ah ciidamada American-ka lagasoo saaro Soomaaliya.

Wararku waxay sheegayaan in mas’uuliyiinta ugu sarraysa wasaaradda gaashaandhigga ay kulamo ka yeesheen soo jeedinta Trump waxaana kamid ah mas’uuliyiinta ka niqaashaya qorshaha Trump Robert O’Brien oo ah lataliyaha amniga qaranka Mareykanka iyo Mark Esper oo ah wasiirka difaaca.

ilo xog ogaal ah ayaa u sheegay warbaahinta Mareykanka in markii dambe uu wadahadallada go’aanka looga gaarayo arrintan uu ku biiray Jeneraal Mark Milley oo ah taliyaha guud ee ciidamada Mareykanka.

Mareykanka waxaa Soomaaliya uga sugan ciidan udhaxeeya 650 illaa 800 oo askari sida ay warbaahintu sheegto balse majiro tirakoob rasmi ah oo dowladda Mareykanku ay ku caddaysay tirada ciidamadeeda duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya.

Max’med Cabdullaahi Farmaajo oo ah madaxa dowladda taakta daran ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa wareysi uu bixiyay uga codsaday mareykanka in ciidamadiisu ay sii joogaan Soomaaliya si ay uga gacan siiyaan dagaalka ka dhanka ah Shabaabul Mujaahidiin.

Sida ay baahisay shabakadda bloomberg mas’uuliyiinta amniga qaranka Mareykanka ayaa diiday in ay tacliiq ka bixiyaan arrimahan ku saabsan in Trump uu ciidamadiisa kalasoo baxayo soomaaliya.

Hoggaanka Shabaabul Mujaahidiin ayaa agaasimay howlgallo lagu laayay ciidamo American ah oo saldhigyo ku lahaa dalalka Kenya iyo Soomaaliya, weerar sanaddii lasoo dhaafay ka dhacay saldhigga Balidoogle ayaa sababay dhimashada boqolaal askari American ah.

weerar kale oo ka dhacay saldhigga Manda Bay ee dalka Kenya ayaa sababay khasaare lixaad leh oo gaaray ciidamada Mareykanka, xukuumadda Washington waxay doonaysaa in qorshaheeda ka bixitaanka Soomaaliya ay lameel dhigto baqa cararkeeda dalka Afghanistan.

Falanqeeyayaasha ayaa aamisan in haddii ay ciidamada American-ka ah ay isaga baxaan Soomaaliya ay sii daciifi doonaan ciidamada shisheeyaha AMISOM iyo maleeshiyaadka dabadhilifyada ah ee la shaqeeya kuwaas oo dhiigbax dhan walba ah kala kulmaya Shabaabul Mujaahidiin.

Bartamihii sanadii 2017 ayuu Donald Trump iclaamiyay in uu ciidamo dheeri ah udiray soomaaliya islamarkaana wuxuu soo saaray go’aamo faraya saraakiisha in ay geysan karaan duqeymo aan kala sooc laheyn oo lagu xasuuqayo shacabka soomaaliyeed ee muslimka ah.

ku dhowaad afar sano kadib go’aamadii Trump ee qar iska xoornimada lahaa ee Soomaaliya ayuu jihaadka soomaaliya sii bulaalay halka dib udhac dhan walba ah ay dareemayaan soo duulayaasha Soomaaliya melleteti ahaan iyo maamul ahaan.

Diyaaradaha Mareykanka ayaa boqolaal qof oo shacaba ku xasuuqay gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya iyagoo ku andacoonaya ladagaallanka mujaahidiinta.

Hay’adaha sheegta in ay udoodaan xuquuqul insaanka ayaa dhowr jeer soo saaray warbixinno ay ku caddeynayaan gabood fallada uu Mareykanku ka geystay Soomaaliya.

Warbixinno dhowaan ay soo saareen sirdoonno caalami ah ayay ku sheegtay in Shabaabul Mujaahidiin ay tahay jamaacada Jihaadiga ah ee ugu awoodda badan qaaradda Afrika iyadoona ku taxadisay ololihii dagaal ee uu Trump iclaamiyay sanaddii 2017.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Aadam Kalli Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.
Next: Dhagayso: Gedo Iyo Guulaha Islaamka (Xalqada 8-aad).

Related Stories

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.

April 22, 2026
Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada